1. Abuuritaanki Ugu Horeeyey
Sidan ayeey u dhacday bilowgii inta aan Illaah (Swt) wax abuurin. Illaah(Swt) wuxu aduunka oo dhan iyo wax dul joogay lix cisho gudeheed.Marku Illaah (Swt) abuuray dhulka wuu madooba wanu madhna, waxna ma dhex oolin Laakin ruuxda Illaah (Swt) waxay dul joogtay biyah korkeeda.
Kadibna Illaah (Swt) ayaa hadlay oo yiri, “ Ha ahato iftiin!” kadib iftiin ayeey ahatay. Kadib Illaah (Swt) ayaa arkay iftiinki yirina “ Waa maalin” Madaowgii ayuu ka dhexsaray maalinti yidhina waa “ habeen.” Illaah (Swt) wuxu sameyay iftiinka maalinti ugu horeysay.
Maalintii labaad ee abuurida, Illaah (Swt) wuxu abuuray cirka oo ku saraysiyeey dhulka.Cirkana wuxuu ka socay biyaha cirka iyo kuwa dhulka.
Maliintii saddexaad, Illaah wuxuu abuuray dhuul engegen wuxuuna kala socay biyah badaha ku jira, ilaaha biya galeen ka ah iyo webiyaadda. Wuxuu Illaah ku daboolay dhul banana, taagyo, iyo buuro doog leh, ubaaxayo, canab, iyo geedo.Saliid qunbe, tufaax, iyo midho kala duwaan oo ka baxa geedaha iyo keymo.
Illaah (Swt) wuxu yiri, “ dhulku haa soo saaro dhir kala duwan iyo miro.” sidaas ayeey noqotay.Kadib Illaah (Swt) wuxu arkay in aay abuuristisu cajiib tahay.
Maalinti afraad, Illaah (Swt) wuxuu saray wax yar oo huruuda oo ku wareegsan circa. Waxay ahayd qoraxda, Fiidki dayax cad ayaa so muqday, iyo xidigo fara badan oo cirka ku daadsan
Maalinti shanaad, Qayloo ayaa meel kaste ka yeraysay.Muxuu Illaah abuuray maalintaas?Wuxu ummaay shimbiro ku duulaya cirka iyo malaay ku dabalanya biyaha. Dhamaan wey kala duwanayeen qaab da’ahan, qaab ahan iyo midab ahanba.Nebiri, kaluun, shimibiro buluuga, xuur, iyo qudun quto waxay ka mid ahayen inta yare ee Illaah ummaay ugu horeynti.
Maalinti lixaad, Illaah wuxuu abuuray Xayawaanka guryaa joogta ah, xayawaanaadka gurgurta, iyo xayawaanadka kale oo la arki karo. Illaah waxa kalo uu aburay lo’da, fardaha, laxaha, eyda, iyo bisaadaha, sido kale wuxu abuuray libaxayda, shabeelka, yeeyga iyo bakayleh.
Wuxuu Illaah(Swt) yiri, “ Aynu sameeyn bini aadam kana sameyno aragtidayda. Waxay noqon doonan ku wa xuma dhulka iyo xayaawanka oo dhan.”
Markasu Illaah (Swt) dhoobada ka sameyey nin, kuna afuufay neeftisa isag. Kadib ninkina u bixiyay Aadam.Illaah (Swt) wuxu abuuray beer uu ku noolado si uu isna beerta u xanaaneyo.
Beerta dhaxdeeda, Illaah (Swt) wuxu ku abuuray laba geed- geedka nolosha iyo ka dhimashada ee danbiga la helo.Wuxuna u sheegay inuu dhamaan dhirta oo dhan cuni karo laga reebo geedka dhimashada.Hadii u cunana uu ku dhiman doono.
Kadib, Illaah(Swt) wuxu yiri, “ Ma ficnaa inu ninku kaligii noolado.” waayo xayaawanka oo dhan mid qudhi Aadam ma cawinayen.
Markasu Illaah(Swt) Aadam ku riday hurdo wuuna seexday. Kadib feedhiisa ayuu ka abuuray naag una keenay iyadii isagaa.
Aadam marku arkay iyaadi ayuu yiri, “ugu danbeynti! tani waa mid aniga ii eeg! kadib wuxu ugu yeeray iyada ‘ Naag,’ waayo waxa laga sameeyey nin.” sidaa ogeyd ayuu ninku uga taaga hoyadiis iyo aabihiis si uu naagtisa ula noolado.
Illaah(Swt) wuxuu ka buuray nin iyo naagba aragtidiisa. Wuuna barakeyey kuna yiri, “ dhalaa caruur badan iyo ubadakooda dhulkana buuxiya!” wuxuna Illaah (Swt) arkay in wax uu sameeyey yihiin wax ficaan, aadna wuu ugu farxay dhaaman. Tanina waxay dhacday maliintii lixaad ee abuurka.
Markay maalinti todobaad timid, Illaah (Swt) wuxu dhamaystiray shaqadisii abuurka.Wuuna ka nastay wixii uu abuuray oo dhan.Wuxuna kadhiga malinta todobaad malin barkaysan oo quduusa, waxaa yeelay wuxuu ka nasatay shaqadi abuurka. Waana sidana sida uu Illaah(Swt) u abuuray aduunka oo dhan iyo wax dhex yaala.
Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Bilowgii 1-2