Somali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

8. God Saves Joseph and His Family

Frame 08-00

Ilaahay Waxa uu Badbaadiyey Yuusuf iyo Reerkoodii

Frame 08-01

Many years later, when Jacob was an old man, he sent his favorite son, Joseph, to check on his older brothers who were far away, taking care of the herds. Sanado badan kadib marku Yacquub nin da weyn noqday, wuxu inanki uu jecela ee Yuusuf diray inay soo eego walaladiis oo meel fog xoolohoodi ku raacaya.

Frame 08-02

Joseph’s brothers hated him because their father loved him most and because Joseph had dreamed that he would be their ruler. When Joseph found his brothers, they kidnapped him and sold him to some slave traders. Yuusuf walaladi way necebayeen waayo aabahood yacquub aad ayuu u jecela isaga waxa kale oo jiray inu Yuusuf ku riyooday inu noqon doono hogamiyahooda. Marku Yuusuf arkay walaladiis oo xoolihii la jooga wuu u tegay kadibna waay qafaasheen oo aay ka ibiyeey niman dadka ka ganacasadaa.

Frame 08-03

Before Joseph's brothers returned home, they tore Joseph’s robe and dipped it in goat's blood. Then they showed the robe to their father so that he would think a wild animal had killed Joseph. Jacob was very sad. Ka hor intii aanay Yuusuf walaladii ku so laban gurigoodii, intay neef adhiya dileen ayeey jakeedkiisi dhiigi ku shubeen kadibna dhiigi ayeey tuseen aabahood Yacquub si uu ogaado in inankisi uu jecela ee Yuusuf uu xayawaan duur joogi cunay. Yacquubna aad ayuu u murugooday.

Frame 08-04

The slave traders took Joseph to Egypt. Egypt was a large, powerful country located along the Nile River. The slave traders sold Joseph as a slave to a wealthy government official. Joseph served his master well, and God blessed Joseph. Nimankii dadka ka ganacasan jiray Yuusuf waxay u ka xaysteen xagaas iyo Masar. Masar waxay aheyd wadan aad u baladhan oo aad u quwad badan kuna taala webiga niilka. Nimankii dadka ka ganacasan jiray waxay Yuusuf ka ibiyeen nin aad u tijaara kana tirsanaa sarakiisha Masariida wakhatiigas. Yuusuf si aad u wanagsan ayuu ugu adeegay ninka iibsaday, kadibna Ilaah wuu barakeyey Yuusuf.

Frame 08-05

His master’s wife tried to sleep with Joseph, but Joseph refused to sin against God in this way. She became angry and falsely accused Joseph so that he was arrested and sent to prison. Even in prison, Joseph remained faithful to God, and God blessed him. Ninkii uu u adeegii jiray xaaskiisi ayaa damacaday in uu Yuusuf la seexdo lakiin Yuusuf wuu diiday inu ka sinaysato gabadha Ilaah dartiis. Aad ayeey uga cadhootay kadib Yuusuf ayeey eedaysay si loo xidho oo xabsiga loogu rido, kadibna waa la xidhay. Xatta isaga oo xabsiga lagu riday wuxuu aha mid immaan leh oo Ilaahay garanaya, kadibna Ilaah wuu barakeyey isaga.

Frame 08-06

After two years, Joseph was still in prison, even though he was innocent. One night, the king of Egypt, who was called the Pharaoh, had two dreams that disturbed him greatly. None of his advisors could tell him the meaning of the dreams. Laba sanno kadib, wali Yuusuf xabsiga ayuu ku jiray, xatta isaga oo bila danbiyaa. Habeen ayaa boqorkii Masar haystay ee lagu magacabi jiray Fircoon ayaa waxa uu ku riyooday laba riyo oo aad u war war gelisay naftiisa. Lakiin hal qof oo ka mid aha nimaanki la talin jirtay isaga ma heli wax uu ku macneeyo riyada Fircoon.

Frame 08-07

God had given Joseph the ability to interpret dreams, so Pharaoh had Joseph brought to him from the prison. Joseph interpreted the dreams for him and said, “God is going to send seven years of good harvests followed by seven years of famine.” Ilaah wuxu awood ku siyeey Yuusuf inu macneeyo ama turjumo riyooyinka, lakiin Fircoon wuxu dalbaday in Yuusuf xabsiga lagaso saro loona keeno isaga. Yuusuf wuxu turjumay riyooyinki Fircoon wuxuna ku yidhi sidan, “Ilaah wuxu so diri doona todoba sanno oo dalag gurasha kadibna waxa iman doona todoba sanno oo abaara.”

Frame 08-08

Pharaoh was so impressed with Joseph that he made him the second most powerful man in all of Egypt! Fircoon aad ayuu ula dhacay warkii Yuusuf taasina waxay ka dhigtay inu noqodo ninka labaad ee ugu awooda badan Masar!

Frame 08-09

Joseph told the people to store up large amounts of food during the seven years of good harvests. Then Joseph sold the food to the people when the seven years of famine came so they would have enough to eat. Yuusuf wuxu dadki u sheegay inay todobada sanno ee dalagu jiro keydsadaan rashiin fara badan kadib Yuusuf wuxu ka ibiyeey rashiinki dadka wakhtigi abaartu jirtay si aay wax u cunaan.

Frame 08-10

The famine was severe not only in Egypt, but also in Canaan where Jacob and his family lived. Abaartu aad ayeey u xumayd ma ahayen Masar oo kaliya, xatta dhulka kancaan meeshi uu Yacquub iyo reerkisu ku noolayeen.

Frame 08-11

So Jacob sent his sons to Egypt to buy food. The brothers did not recognize Joseph when they stood before him to buy food. But Joseph recognized them. Kadib Yacquub wuxu inamadiisi u diray Masar si aay rashiin uga so ibsadaan. Yuusuf walaladii may aqoonsan isaga xatta markii aay rashinka ka ibsanyeen ee ay hortagnayeen. Lakiin Yuusuf wuu garanayay iyaga.

Frame 08-12

After testing his brothers to see if they had changed, Joseph said to them, “I am your brother, Joseph! Do not be afraid. You tried to do evil when you sold me as a slave, but God used the evil for good! Come and live in Egypt so I can provide for you and your families.” Marku Yuusuf tijabiyeey walaladii inay is badaleen iyo in kale, ayuu Yuusuf ku yidhi iyagii, “ anigu waxan ahay walalkiin, Yuusuf! Ha cabsanina. Idinku waxad sameysen wax xun markad iga ibiseen nimanka ganacsadayaasha, lakiin Ilaah wuxu xumaanta ku badala wanaag! Kalay oo Masar ku noolada idinka iyo reerkinuba aniga ayaa idin cawiin doone.

Frame 08-13

When Joseph's brothers returned home and told their father, Jacob, that Joseph was still alive, he was very happy. Markay Yuusuf walaladii aay ku laabteen dhul koodi una sheegen aabahood waxa Yacquub inu wali inankisii Yuusuf nool yahay, aad yuu ugu farxay.

Frame 08-14

Even though Jacob was an old man, he moved to Egypt with all of his family, and they all lived there. Before Jacob died, he blessed each of his sons. In kasto Yacquub uu aad u weyna lakiin reerkisii iyo isaguba waxay u gureen Masar waxanay ku nooladeen xaggas.

Frame 08-15

The covenant promises that God gave to Abraham were passed on to Isaac, then to Jacob, and then to Jacob’s twelve sons and their families. The descendants of the twelve sons became the twelve tribes of Israel. Ilaah axdigii uu u balan qaday Ibraahim wuxu siyeey Isaaq kadib Yacquub kadibna laba iyo tobankiisi inan iyo reerkodi ayuu siyeey. Laba iyo tobankii wiil ee Yacquub waxay noqdeen laba iyo tobanka qolo ee Reer Nini Israa’iil. Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: 37-50

A Bible story from: Genesis 37-50