Somali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

29. The Story of the Unmerciful Servant

Frame 29-00

Sheekadi Ninkii Adoonka aha naxariis lawa ah [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-29-01.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-29-01.jpg|Image]] One day Peter said to Jesus, “Master, how many times should I forgive my brother when he sins against me? Up to seven times?” Jesus said, “Not seven times, but seventy times seven!” By this, Jesus meant that we should always forgive. Jesus told this story. Maalin ayuu Butros ku yidhi Ciise, “ Sayidow, imisa jeer ayaan cafiyaa walalkay marku aniga iga gardarnaado? Marku Ciise ku yidhi ilaa todobo jeer, “ Mayaa maha todobo jeer laakiin todoobaatan laku dhuftay todobo!” Taasi macnaceeduna waxa uu Ciise ula jeeday waa in qofka la cafiya kadib Ciise ayaa sheekadan soo socota ka sheekeyey. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-29-02.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-29-02.jpg|Image]] “The Kingdom of God is like a king who wanted to settle accounts with his servants. One of his servants owed a huge debt worth 200,000 years’ wages.” “Boqortoyaada Ilaahay waxa aay ka dhigantahay boqor rabay inu la xisaabtamo shaqalihiisa. Mid ka mid ah shaqalihiisa ayaa waxa uu ku laha amaah badan oo u dhigaanta 200,000 oo sanno mushaharkeedi in gaadha.” [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-29-03.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-29-03.jpg|Image]] “Since the servant could not repay the debt, the king said, ‘Sell this man and his family as slaves to make payment on his debt.’” “In kastoo aanu ninka shaqalaha aanu bixin Karin deynta, boqorkii ayaa waxa uu ku yidhi, “ ninkan iyo qoyskiisa ii ibiya si uu iskaga bixiyo deyntii.” [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-29-04.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-29-04.jpg|Image]] “The servant fell on his knees before the king and said, ‘Please be patient with me, and I will pay everything back.’ The king felt pity for the servant and canceled all of his debt.” “Ninkii shaqalaha aha ayaa boqorkii lugaha qabsaday oo ku yidhi, ‘ fadlan ii samir aniga, wax kaste oo aad igu ledahay waan iska gudayaye.’ Boqorkii ayaa six un dareemay oo ka naxay ninki adoonka aha kadib wixii uu kula haa oo dhan wuu ka dhaafay.” [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-29-05.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-29-05.jpg|Image]] “The servant went out and found another servant who owed him a debt worth four months’ wages. The servant choked the man and said, ‘Pay me what you owe me!’” “Ninkii adoonka ah ee ninka boqorka ah lacagtii ka saamaxay ayaa waxa uu arkay nin kale oo adoona oo uu lacag gadhaysa afar bilood mushaharkooda uu ku laha. Intu ninki ku dhagay ayuu ku yidhii, ‘ isii lacagtaydii deynta hadaa!’”[[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-29-06.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-29-06.jpg|Image]] “The man fell on his knees and said, ‘Please be patient with me, and I will pay everything back.’ But the servant refused and threw the man in prison until he could pay the debt.” “Ninkii ayaa lugaha qabsaday ninkii kale oo ku yidhi, ‘ fadlan ii samiir aniga ayaa lacagtaadii ku siin done. ‘ Laakiin ninkii wuu diiday inu u samro kadibna ninkii wuu xidhay ilaa uu lacagtii ka bixinayeey.” [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-29-07.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-29-07.jpg|Image]] “Some other servants saw what had happened and were greatly disturbed. They went to the king and told him everything.” “Niman kale oo shaqalaha ayaa arkay marku waxaas sameynayeey aadna way uga cadhoodeen. waxay u tageen boqorkii arinkiina way u sheegen.” [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-29-08.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-29-08.jpg|Image]] “The king called the servant and said, ‘You wicked servant! I forgave your debt because you begged me. You should have done the same.’ In his anger the king threw the wicked servant into prison until he could pay back all of his debt.” “Boqorkii ayaa ninkii uu lacagta ka samaxay u yeedhay waxanu ku yidhi, ‘ Waxad tahay shaqale xun! Waxan ka samaxay deyntii aan kugu laha waayo waad I bariday. Adiguna waxay aheyd inaan sidan ku samaxay u samaxdo ninka deynta kugu laha.’ Aad ayuu uga cadhooday boqorkii kadib isna wuu xidhay ilaa uu deyntii ka soo bixinayeey.” [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-29-09.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-29-09.jpg|Image]] Then Jesus said, “This is what my heavenly Father will do to every one of you if you do not forgive your brother from your heart.” Kadib Ciise waxa u ku yidhi, “ Tani waa sidaa uu u sameyn doono Aabahayga samada fadhiya qof kaste oo walaalkii aan qalbiga ka cafiniin.” Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Matayos 18:21-35

A Bible story from: Matthew 18:21-35