Somali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

25. Satan Tempts Jesus

Frame 25-00

Shaydan oo Damcay Inu Ciise Denbaajiyo

Frame 25-01

Immediately after Jesus was baptized, the Holy Spirit led him out into the desert, where he fasted for forty days and forty nights. Then Satan appeared and tempted him. Isla markiiba markii Ciise la biya geliyeey, Ruuxda Quduuska ayaa u kaxaysa xagaas iyo saxaraha halkaasna waxa uu soomana afartan cisho iyo afartan habeen. Shaydan aayaa u soo muqday oo damcay inu tijaabiyo Ciise intii uu soomana.

Frame 25-02

Satan said, “If you are the Son of God, turn these rocks into bread so you can eat!” Shaydankii ayaa ku yidhii, “ Hadii aad tahay wiilka Ilaahay, dhagaxan ka dhig rooti si aad u cunto!”

Frame 25-03

Jesus replied, “It is written in God’s Word, ‘Man does not live only on bread, but on every word that God speaks!’” Ciise ayaa ugu jawabay, “Qoraalka Ilaahay ayeey ku qoran tahay, ‘ qodka bini aadanku uma noola rooti oo qudha, laakiin wax kaste oo Ilaahay ku hadlay ayuu ku nool yahay!’”

Frame 25-04

Then Satan took Jesus to the highest point on the Temple and said, “If you are the Son of God, throw yourself down, for it is written, ‘He will command his angels to catch you so your foot does not hit the ground.’” Kadin Shaydaanki ayaa Ciise meel sare saaray meesha ugu dheer macbuudka Ilaahay waxanu ku yidhi, “ Hadii aad tahay Wiilka Ilaahay halkan iska tuur, waa sida aay u qoran tahay, “ Ilaahay waa ka ku ammray malaa’iigtiisa inay ku qabtaan oo cagtaadu tabanin dhulka.’”

Frame 25-05

But Jesus replied, “It is also written in God’s Word, ‘Do not test the Lord, your God.’” Laakin Ciise ayaa u jawabay, “ waxay sido kale ku qoran tahay qoraalka Ilaahay, “ Ha tijabiniina Rabbiga, Ilaahina ah.’”

Frame 25-06

Then Satan showed Jesus all the kingdoms of the world and all their glory and said, “I will give you all this if you bow down and worship me.” Ka dib shaydaankii ayaa Ciise tusay dhamaan boqortooyinka aduunka oo dhan iyo wixi nimco dul taalay waxanu ku yidhi, “ Aadiga ayaan ku siin doona dhamaan waxan oo dhan hadii aad anig ii su judo oo aad aniga I cabuudo.”

Frame 25-07

Jesus replied, “Get away from me, Satan! It is written in God’s Word, ‘Worship only the Lord your God and only serve him.’” Ciise ayaa ugu jawabay, “Aniga iga tagm Shaydan! Qoraalka Ilaahaay ayeey ku qoran tahay, ‘U cibaadaysta Rabbiga keligiisa isagana u adeega.’”

Frame 25-08

Jesus did not give in to Satan's temptations, so Satan left him. Then angels came and took care of Jesus. Ciise wuu k adkaday Shaydankii rabay inu isku dayo inu duufsado, kadib Shaydankii wuu iskaga tegay isaga. Kadib Malaa’iigihii Ilaahay ayaa Ciise u yimid oo isaga xananeyey. Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Matayos 4: 1-11; Markos 1:12-13; Lukoos 4: 1-13

A Bible story from: Matthew 4:1-11; Mark 1:12-13; Luke 4:1-13