Somali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

18. The Divided Kingdom

Frame 18-00

Boqortooyadii La Kala Qaybiyeey

Frame 18-01

After David died, his son Solomon began to rule. God spoke to Solomon and asked him what he wanted most. When Solomon asked for wisdom, God was pleased and made him the wisest man in the world. God also made him very wealthy. Marku dhintay Daa’uud, inankiisii Saleeban ayaa xukunkii la wareegay, Ilaahay ayaa la hadalay Saleeban oo weydiyeey waxa uu rabo. Saleeban Ilaah wax uu weydiistay xigmad, kadibna Ilaahay aad ayuu uga raali ahaday waxanu ka dhigay ninka ugu xigmada badnaa aduunka. Ilaahay waxa kale oo uu ka dhigay nin qani ah ama tijaar ah.

Frame 18-02

In Jerusalem, Solomon built the Temple for which his father David had planned and gathered materials. Instead of the Tent of Meeting, people now worshiped God and offered sacrifices to him in the Temple. God came and was present in the Temple, and he lived there with his people. Saleeban Yeruuslaam dhexdeeda ayaa waxa u ka dhisay Macbuud uu aabihiis Daa’uud qorshaynayeey inu dhiso taasi oo uu alaabadi lagu dhisii laha soo ururiyeey laakiin wuu dhintay inta aanu Macbuudka dhisin. Dadkii waxay ku cibaadaysteen Macbuudkii cusuba xagii aay ka aadi jireen Taandhada Kulanka halkaasna waxay allabari ku bixin jireen Ilaah dartiis. Ilaahna raali ayuu ka aha agtoodana aad ayuu ugu soo dhawaday.

Frame 18-03

But Solomon loved women from other countries. He disobeyed God by marrying many women, almost 1,000 of them! Many of these women came from foreign countries and brought their gods with them and worshiped them. When Solomon was old, he also worshiped their gods. Laakiin Saleeban waxa uu jecela dumarka wadamada kale ka yimada. Ilaahay agtiisana wuu ku danbabay waayo waxa uu guursday naagoo fara badan, ku dhawaad 1,000 dumara oo qaar badan ka yimaade dhul shisheeye oo dhanaamtood sida sanamyo aay cabuudan. Marku Saleeban gaboobay waxa sido kale uu u cibadaysanayeey asanaamta aay xasaaskisu siteen.

Frame 18-04

God was angry with Solomon and, as a punishment for Solomon’s unfaithfulness, he promised to divide the kingdom of Israel in two after Solomon’s death. Ilaahay aad ayuu ugu cadhooday Saleeban waanu ka abaal mariyeey xadgudubku sameyeey, waxanu ugu balan qaaday inu reer Isra’’iil boqortayadooda laba u kala qaybin doono marku Saleeban dhinto.

Frame 18-05

After Solomon died, his son, Rehoboam, became king. Rehoboam was a foolish man. All the people of Israel came together to confirm him as king. They also complained that Solomon had made them do a lot of hard work and pay a lot of taxes. Marku Saleeban dhintay, inankisii, Rexabcaam ayaa noqday boqorki. Rexabcaam wuxu ahaa mid doqona. Dadka reer Israa’iil oo dhan waxay isugu yimadeen inay cadeyaan boqornimadiisa ama aay calema saraan isaga. Waxa kale oo aay aad uga cawdeen in aabihii Saleeban dadka ku ammray inay shaqo adag qabtaan oo aay cashuur badan bixiyaan.

Frame 18-06

Rehoboam answered foolishly and told them, “You thought my father Solomon made you work hard, but I will make you work harder than he did, and I will punish you worse than he did.” Rexabcaam waxa uu ugu jawaabay si doqonima ah dadkii, “Waxaad u malaynaysiin in aabahay Saleeban shaqo badan idin diray laakiin aniga ayaa shaqo tii hore ka adag idiin diri, oo aadna waan idin ciqaabi sidii aabahay mid ka daran.”

Frame 18-07

Ten of the tribes of Israel rebelled against Rehoboam. Only two tribes remained faithful to him. These two tribes became the kingdom of Judah. Toban ka mid aha qabilaadii reer Israa’iil ayaa ka so hor jeestay Rexabcaam. Laba qudhina waxay dacad u noqdeen isaga. Labada qabiil ee u so hadhay waxa noqdeen boqortoyaadi Yahuuda..

Frame 18-08

The other ten tribes that rebelled against Rehoboam made a man named Jeroboam their king. They set up their kingdom in the northern part of the land and were called the kingdom of Israel. Tobankii qabiil ee ka so horjeestay Rexabcaam waxa aay boqornimo u magacabeen nin la odhan jiray Yaaraabcaam. Waxanay boqortoyadoodi dejiyeen waqooyiga dhulka lagu magacabay boqortoyada Israa’iil.

Frame 18-09

Jeroboam rebelled against God and caused the people to sin. He built two idols for his people to worship instead of worshiping God at the Temple in the kingdom of Judah. Yaaraabcaam waxa uu aad uga so horjeestay Ilaah oo waxa uu noqday danbiile dadkii uu maamulayayna danbi ku riday. Waxa uu dhisay laba sanam oo uu ugu tala galay inay dadku cabuudan xagay Ilaah ka cabuudii lahayen taasi uu ka taalay Mabuudka boqortoyada Yahuuda.

Frame 18-10

The kingdoms of Judah and Israel became enemies and often fought against each other. Boqortoyada Yahuuda iyo boqortoyada Israa’iil waxay noqdeen cadawo iska so hor jeeda kuwasiina way dagalami jireen had iyo goorba.

Frame 18-11

In the kingdom of Israel, all the kings were evil. Many of these kings were killed by other Israelites who wanted to become king in their place. Boqortoyada Israa’iil, dhamaan boqoradoodu waxay ahayeen qaar xun. Qaar badan oo ka dirsan boqoradooda waa la dilay waayo qaar kale ayuunba rabay inay boqoro ka noqdaan oo aay badalaan ku aay dilaan.

Frame 18-12

All of the kings of Israel and most of the people worshiped idols which often included adultery and sometimes even child sacrifice. Dhamaan boqortadaa Israa’iil iyo dadka inta ugu badan waxay u cibaadaysan jireen asanaam taasina usii dheertahay macsi xatta mararka qaarkod inay ciyaalka allabarii ahaan u bixiyaan.

Frame 18-13

The kings of Judah were descendants of David. Some of these kings were good men who ruled justly and worshiped God. But most of Judah’s kings were evil, corrupt, and idol-worshipers. Some of the kings even sacrificed their children to false gods. The people of Judah also rebelled against God and worshiped other gods. Boqoradda Yahuuda waxay ahayeen dad ka so farcamay Daa’uud. Boqoradan qaar ka mid aha ayaa waxay ahayeen niman ficaan oo si cadalad ku jirto dadka u maamulayeey Ilaahna u cabudayeey. Laakin qaar badan oo kamid ah boqorada Yahuuda waxay ahayeen qaar xun, oo musuqmasuq badan, oo asanaam cabuuda, Qaar kamida waxay ciyaalkooda ugu allabaryi jireen asnaamta beenta ah. Dadka reer Yahuuda Ilaah way casiyeen oo waxay u cibaadeysan jireen asanaamta beenta ah. Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Boqorraddii Kowaad 1-6;11-12

A Bible story from: 1 Kings 1-6; 11-12