Somali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

24. John Baptizes Jesus

Frame 24-00

Yaxye oo Biyageliyeey Ciise

Frame 24-01

When John grew up, he became a prophet. He lived in the wilderness, ate wild honey and locusts, and wore clothes made from camel hair. Marku Yaxye weynaaday, waxa uu noqday nebi. Waxa uu ku noola duurka waxanu cuni jiray malabka iyo ayaax duurka jooga waxa kale oo uu dhar ka dhigan jiray haraga geela.

Frame 24-02

Many people came to listen to John. He preached to them, saying, “Repent, for the Kingdom of God is near!” Dad badan ayaa u iman jiray Yaxye inay dhagaystan. Iyaga wuu wacadiyii jiray, waxanu ku odhan jiray, “ Toobad keena, boqortoyadda Ilaahay wey so dhowdahaye!”

Frame 24-03

Some people repented and were baptized when they heard John’s message, but there were many religious leaders who came to be baptized without repenting and confessing their sins. Qaar ka mid aha dadka waay toobad keenen waana la biya geliyeey markay maqleen fariintii Yaxye, laakiin qaar badan oo ka tirsan wadaada diinta aay yimid in la biyo geliyo laakiin diiday inay toobad keenan oo aay qirtaan denbigooda.

Frame 24-04

John said to the religious leaders, “You bunch of snakes! Repent and change your behavior. Every tree that does not bear good fruit will be cut down and thrown into the fire.” John fulfilled what the prophet Isaiah said, “Behold, I send my messenger ahead of you, who will prepare your way.” Yaxye ayaa waxa uu ku yidhi wadaadii diinta, “Waxa tihii koox masasa! Toobad keena oo dabeecada iska bedala. Geed kasta oo aan midha ficaan dhalin waa la gooya oo waxa lagu rida dabka.” Yaxye waxa uu fulinayeey sadaashii uu nebi Ishacyaah sii sheegay ee aheyd, “ Bal eeg, waxan ku so ka si hor diray rasuul kaasi oo jidka ku sii baneyn doona.”

Frame 24-05

Some Jews asked John if he was the Messiah. John replied, “I am not the Messiah, but there is someone coming after me who is much greater than I am. I am not even worthy to untie his sandals.” Qaar ka tirsan Yahuuda ayaa Yaxye weydiyeey inu isagu yahay Masiix, laakiin Yaxye wuu u jawabay kuna yidhi, “ Anigu ma ihii Masiix laakiin waxa iman doona mid aniga iga qima badan oo aniga iga sareeya. Xatta uma qalmo inan kaba ka furo.”

Frame 24-06

The next day, Jesus came to be baptized by John. When John saw him, he said, “Look! There is the Lamb of God who takes away the sin of the world.” Maalinti labaad , Ciise waxa uu u yimid inu Yaxye biyo geliyo. Marku Yaxye arkay Ciise, waxa uu yidhi, “ Fiiriya! Halkan waxa socda cadkii Ilaahay ee aduunka denbiga ka qaadi laha.”

Frame 24-07

John said to Jesus, “I am not worthy to baptize you. You should baptize me instead.” But Jesus said, “You should baptize me, because it is the right thing to do.” So John baptized him, but not not because Jesus had sinned—he never sinned. Yaxye waxa uu Ciise ku yidhi, “ Uma qalmo inaan ku biyo geliyo. Waa inaad adigu I biyo geliso.” Laakiin Ciise ayaa ku yidhi, “ Waa inaad adigu I biyo gelisa , waayo waa sida saxda ee aay tahay.” Kadib Yaxye ayaa biyo geliyeey ciise laakiin may aheyn inu Ciise denbi lahaa- weligii Ciise ma denbaabin.

Frame 24-08

When Jesus came out of the water, the Spirit of God took the appearance of a dove and landed on him. At the same time a voice from heaven said, “You are my beloved Son, and with you I am well pleased.” Marku Ciise biyaha ka so sara kacay, Ruuxda Ilaahay ayaa u muuqatay sida qolayda oo kale oo dul fadhistay isaga. Isla markaasna cod ayaa samada ka yeedhay oo yiri, “ Waxad tahay wiilki aan jecela, adiga dertaana aad ayaan kugu faraxsanahay.”

Frame 24-09

God had told John, “The Holy Spirit will land on someone you baptize. He is the Son of God.” There is only one God. But God is three persons, the Father, Jesus the Son, and the Holy Spirit. Ilaahay waxa uu Yaxye u sheegay, “Ruuxda quduuska ahey waxay ku so degi qof aad biyo gelisay. Waxa weeye Wiilka Ilaahay.” Waxa jira Ilaahay oo qudha. Laakiin Ilaahay waa saddex qaab, Aabah, Wiilka oo ah Ciise, iyo Ruuxa quduuska ah. Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Matayos 3 Markos 1:9-11;; Lukoos 3:1-2

A Bible story from: Matthew 3; Mark 1:9-11; Luke 3:1-23