Somali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

49. God’s New Covenant

Frame 49-00

Axdiga Cusub ee Ilaahay

Frame 49-01

Jesus’ mother, Mary, was a virgin when he was born, because Jesus is God’s Son. Jesus is both God and man at the same time. Ciise hooyadi, Maryan waxa aay aheyd bikrad markii uu Ciise dhashay, waayo Ciise waxa uu ku dhashay ruuxda Ilaahay marka waxa lau yeedhi kara wiilka Ilaahay. Ciise waxa uu ah ruuxda Ilaahay marna waxa uu aha nin bini’aadan.

Frame 49-02

Jesus did many miracles proving he is God. He walked on water, calmed storms, healed many sick people, drove out demons, raised the dead to life, and fed 5,000 people with five loaves of bread and two fish. Ciise waxa uu sameyey dhacdooyin fara badan oo cadaynaysa inu yahay ruuxda Ilaahay. Waxa uu ku dul socday biyo, waxa uu dejiyey mawjado biyo ah, waxa uu daweyey dad jiran oo fara badam, waxa uu dadka jimanka qabay ka saray jinkii, waxa uu sara kiciyey dad dhintay oo uu nolol siyeey, waxa uu qudiyeey dad kabadan 5,000 oo qof isaga oo marka gacanta ku hayeey oo qudha shan xabo rootiya iyo laba xabo kaluuna.

Frame 49-03

Jesus was also a great teacher. He taught that you need to love your neighbor the same way you love yourself. Ciise waxa kale oo uu aha macalin. waxa uu dadka baray sidii aay jarkooda u jecelaan lahayen sida naftooda oo kale.

Frame 49-04

He also taught that you need to love God more than anything else, including your wealth. Waxa kale oo uu dadk baray inay wax kaste Ilaahay ka jecelaada, xatta aay ka jeceladaan qaninimadooda.

Frame 49-05

Jesus said that salvation is worth more than anything else in the world. Ciise waxa uu yidhi badbaadadu waxa kaste oo aduunka dul yaal iiyada ka qima badan ayuu baray.

Frame 49-06

He taught that not all people will receive him and be saved. Those who are not saved will be gathered at the end of the world and will burn forever in the fires of hell. Waxa uu baray in qof kaste aanu isaga rumeysaneyn si uu u badbaado.Kuwa aan badbaadininii waxa layasku soo ururinaya dhamaad ka aduunka oo cadabata ayaa lagu gubi doona ilaa waligeedba.

Frame 49-07

Jesus taught that God loves sinners very much. He is ready to forgive them and make them his children. Ciise waxa uu baray dadka inu Ilaahay denbilaayasha jecel yahay si aad u daran. Waxanu mar kaste diyaar u yahay inu iyaga cafyo oo uu ka dhigo kooxda Ilaahay rumeystay.

Frame 49-08

Jesus also taught that everyone in the world has sinned and is separated from God. Because of sin, everyone has become an enemy of God. God hates sin. Ciise waxa kale oo uu baray in qof kaste uu danbaabay taasina xidhiidhki Ilaahay qofka ka foogaysay. Maxa yeelay denbiga awgeed ayuu qof kasta noqday cadawga Ilaahay. Ilaahay wuu neceb yahay denbiga.

Frame 49-09

But God loved the world so much that he gave his only son, Jesus, so that whoever believes in him will not go to hell but will live with him forever. Laakiin Ilaahay aduunka aad ayuu u jecela sida awgeed waxa uu uso diray Ruuxdisi, Ciise oo qof kaste oo rumeyaa isaga cadab ma galayo waligina waxa uu la noolan isaga.

Frame 49-10

Because of your sin, you are guilty. You deserve death and God’s anger, but God poured out his anger on Jesus instead of you. When Jesus died on the cross, he received your punishment. Maxaa yeelay denbigaga, waxa aad tahay denbilee. Waxad u qalantaa dimasho waayo carada Ilaahay laakiin waxa uu soo diray Ciise in lagu qodbo iskutallabta oo la ciqaabo.

Frame 49-11

Jesus chose to die as a perfect, sinless sacrifice to take away your sins and the sins of the whole world. Because of Jesus, any sin can be forgiven, no matter what it is. Ciise waxa uu doortay inu dhinto isaga oo aan wax denbiya lahayn si uu denbiga uhga dul qaado kuwa kale iyo aduunka oo dhan, maxa yeelay Ciise dartiis denbi kaste waa la samaxay wuxu doono ha ahadee.

Frame 49-12

No one can be saved by doing good things. Nothing you do can fix your relationship with God. Your sins can only be washed away if you believe that Jesus is the Son of God, that he died on the cross in your place, and that God raised him to life again. Qofna lama badbaadin karo isaga oo wax ficaan sameynaa. Wax kaste oo aad sameysa ma soo celinayaso xidhiidhka ilaahay ee jabay. Waxa qudhaa ee denbigaag lagu dhaafay waxa weeye adiga oo rumeysta inu Ciise yahay wiilka Ilaahay oo ku dhintay iskutallabta adiga tarta, kadibna Ilaahay dib uso nooleyey isaga.

Frame 49-13

Anyone who believes in Jesus and receives him as their Master will be saved, but whoever does not believe will be rejected. It does not matter if you are rich or poor, man or woman, old or young, or where you are from. God loves you and wants you to believe in Jesus so he can have a relationship with you. Qof kaste oo rumeysta inu Ciise yahay sayidkiisa wuu badbaadi doona, laakiin qofka diida inu yahay. Waxaba kama gelin hadaad fiqir ama tijaar tahay, nin ama gabadh, yar ama weyn ama meesha aad ka timid. Ilaahay wuu ku jecel yahay waxana fiican inaad Ciise rumeysto si xidhidhki adiga iyo Ilaahay u soo laabto.

Frame 49-14

Do you believe that Jesus is the Messiah, the only Son of God? Do you believe that you are a sinner and deserve God’s punishment? Do you believe that Jesus died on the cross to take away your sins? Jesus invites you to come to him, believe in him, and be baptized. Miyaad rumeysan tahay inu Ciise yahay Masiix, wiilka Ilaahay ee qudha? Miyaad rumeysan tahay inaad tahay denbiile u qalma ciqaabta Ilaahay? Ma rumeysan tahay in Ciise uu ku dhintay iskutallabta adiga awgaa si uu denbigaga u meydho? Ciise waxa uu kugu macsuumaya inaad isaga rumeyso, oo lagu biyo geliyo.

Frame 49-15

If you believe this, you are a Christian! God has taken you out of Satan’s kingdom of darkness and put you into God’s Kingdom of light. All the old things are gone, because God makes all things new. Haddii aad rumeysan tahay, waxa aad tahay Masiixii! Ilaahay waxa uu ka dul qaaday boqortoyadii shaydanka ee madoobayd waxanu ku dhex geeyey boqortoyadii iftiinka lahayd. Wixii hore oo dhan wey socdeen maxa yeelay Ilaahay noolol cusub ayuu ku geliyeey.

Frame 49-16

If you are a Christian, your sins are forgiven because of what Jesus did. Now, when God looks at you, he does not see you as an enemy, but he sees you as a close friend. Haddii aad tahay Masiix, denbigagii waxaa laga cafiyeey waayo waxa uu Ciise ku sameyeey adiga. Iminka marku Ilaahay ku eego kuma arko cadowga Ilaahay laakiin waxa uu ku arkayaa saxiib isaga u dhow.

Frame 49-17

As a friend of God and a servant of Jesus the Master, you will want to obey Jesus’ teachings. Even though you are a Christian, you will still struggle with sin. But God says if you confess your sins, he is faithful and will forgive you and will give you strength to fight against sin. Marka aad tahay saxiibka Ilaahay iyo adeegaha Sayid Ciise, waa inaad adeecda waxa uu baray Ciise. In kaste oo aad tahay Masiixi, wali waxa aad la daala dhici doonta denbi. Laakiin Ilaahay waxa uu ku yidhi haddii aad qirato denbigaaga , Ilaahay wuu ku denbi dhaafi oo awood ayuu ku siin aad iskaga difaacdo denbiga.

Frame 49-18

God tells you to pray, study his Word, worship him with other Christians, and tell others what he has done for you. All of these things help you to grow in your relationship with him. Ilaahay waxa uu ku faraya inaad ducaysto, oo aad ereygiisa barato, oo aad salad tukado Masiixiyinta kale, oo aad kuwa kale u sheegto waxa uu ku sameeyey. Waxaas oo dhan waxa aay korinayaan xidhiidhka idin dheexya adiga iyo Ilaahay. Qoraalakani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska ah: Rooma 3:21-26, 5:1-11 Yooxanna 3:16; Kolosay 1:13-14; 2 Tesaloniika 5:17-21; 1 Yooxanaa 1:5-10

A Bible story from: Romans 3:21-26, 5:1-11; John 3:16; Mark 16:16; Colossians 1:13-14; 2 Thessalonians 5:17-21; 1 John 1:5-10