Somali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

6. God Provides for Isaac

Frame 06-00

Ilaahay Waxa uu Ibrahim Siiyey Isaaq

Frame 06-01

When Abraham was very old and his son, Isaac, had grown to be a man, Abraham sent one of his servants back to the land where his relatives lived to find a wife for his son, Isaac. Marku Ibraahim gaboobay inankisii Isaaqna uu noqoday nin xooga, Wuxu Ibraahim diray mid ka mida shaqalihisii inu tako wadanki uu ka yimid ee qarabadisu ku noolayd inu gabadh u so helo wiilkisa, Isaaq.

Frame 06-02

After a very long journey, God led the servant to Rebekah, who was the granddaughter of Abraham’s brother. Marku shaqalahi tegey meeshi oo wakhati dheer si socday, ayuu Ilaah (Swt) ayuu ku hagajiyeey Shaqalihi gabadh la yidha Rubeekha oo aheyd inaan uu awoow u yahay Ibraahim walalkiis.

Frame 06-03

Rebekah agreed to leave her family and go back with the servant. Isaac married her as soon as she arrived. Rubeekha waxay ogolatay inay raacado shaqalihi Ibraahim so diray oo ay reerkoda ka tagto. Kadib markay tagtay reer Ibraahim isla markiba waxa guursday inanti Isaaq.

Frame 06-04

After a long time, Abraham died and all of the promises that God had made to him in the covenant were passed on to Isaac. God had promised that Isaac would have countless descendants, but Isaac’s wife, Rebekah, could not have children. Wakhti badan kadib Ibraahim wuu dhintay balan qaadki Ilaah (Swt) uu la galay Ibraahim ee axdigii wuxu ku warejiyeey Isaaq. Ilaah(Swt) wuxu Isaaq ugu balan qaaday inu heli doono ubad fara badan oo aan la tiring Karin, laakin xaskiisi Rubeekha wax ubada ma dhalin.

Frame 06-05

Isaac prayed for Rebekah, and God allowed her to get pregnant with twins. While they were still inside her, the two children struggled with each other, so Rebekah asked God what was happening. Isaaq wuxu u duceeyey Rubeekha kadib Ilaah(Swt) ayaa ka maqlay ducaadisii oo uur matana ah ayeey yeelatay. Intay carruurtu uurka hooyadood ku jireen aad ayeey isugu dhib badnayeen, kadib Rubeekha ayaa Ilaah(Swt) weydisay wax ay ciyaalkeeda uurka ugu jira u dagalamayaan.

Frame 06-06

God told Rebekah, "There are two nations inside of you. They will struggle with each other and the older son will serve the younger one." Rubeekhana wuxu Ilaah (Swt) u sheegay, “Inay laba qabiilo dhexdeed ku jiraan. Kuna yiri way dagaalami dooonan dhexdooda waxana dhici doona inu ka weyn u adeegi doono ka yar.”

Frame 06-07

When Rebekah's babies were born, the older son came out red and hairy, and they named him Esau. Then the younger son came out holding on to Esau's heel, and they named him Jacob. Markay carruurti Rubeekha dhalatay, inanki ugu horeyeey wuxu noqday mid casaan timo fara badan leh, waxayna u bixiyeen Ceesow. Ka hor inti aanay dhalan ilmaha matanka ee labad wuxu cagta haystay Ceesow waxana loo bixiyeey Yacquub. Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Bilowgii 24:1-25:26

A Bible story from: Genesis 24:1-25:26