Somali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

23. The Birth of Jesus

Frame 23-00

Dhalashadii Ciise

Frame 23-01

Joseph was a righteous man. When he heard that Mary was pregnant, he knew it was not his baby. He did not want to shame her, so he planned to quietly divorce her. Before he could do that, an angel appeared to him in a dream. Yusuuf waxa uu ah nin xaq ah. Marka uu maqlay inay Maryan uur ledahay waxa uu ogaday inusan ilmahaas anu isagu dhalin. Muu rabin inu ceebeyo gabadha laakiin waxa uu qorshaystay inu si aan la dareemin u furo. Inta aanu sidaas sameyniin ayuu malag u muuqday isaga si riyo ah Masiixa.

Frame 23-02

The angel said, “Joseph, do not be afraid to take Mary as your wife. What is in her is from the Holy Spirit. She will give birth to a son. Name him Jesus, because he will save the people from their sins.” Malagii ayaa waxa uu ku yiri isgaa, “ Yusuufow, ha ka cabsan inay Maryan xaskagii ahaan weyso. Ilmaha aay uurka ku sida waxa weeye Ruuxdii Ilaahay. Waxay dhali doonta wiil, waxanad u bixin doonta Ciise, maxa yeelay waxa uu ka badbaadin doona dadka denbiyadooda.”

Frame 23-03

So Joseph married her and took her home as his wife, but he did not sleep with her until she had given birth. Kadib Yusuuf waxa uu aroostay Maryan gurigiisina wuu geystay laakiin lamu seexan iyada ilaa intay ilmaha aay ka dhalaysay.

Frame 23-04

About the time Mary was to give birth, the Roman government told everyone to go to the town of their ancestors for a census. Joseph and Mary had to make a long journey from where they lived in Nazareth to Bethlehem because their ancestor was David whose hometown was Bethlehem. Markay Maryan soo dhawatay xiligii aay ilmaha dhali lahayd, boqorkii maamulayeey Roomaniyinta ayaa qof kaste ku ammray inu qabto magaladoodii si uu iskaga so siwaan geliyo. Yusuuf iyo Maryan waxa safar dheer ku tageen meeshi aay ku noolayeen ee Nasireet ilaa iyo Beytulaaxam waayo Yusuuf waxa uu aha faracii ka soo jeeday nebi Daa’uud ee magalada Beytulaaxam.

Frame 23-05

When they arrived in Bethlehem, there was no place to stay. The only room they could find was a place where animals stayed. The baby was born there and his mother laid him in a feeding trough, since they did not have a bed for him. They named him Jesus. Markay yimaadeen Beytulaaxam, ma jirin meel aay joogan. Meesha qudha ee aay joogi kareen waxay aheyd meel xoolaha lagu xareeyo. Ilmihii halkaas ayuu ku dhashay oo hoyadii Maryan waxay ku riday qabaalka xoolaha milixda loogu rido waayo ma jirin sariir lagu seexiyo ilmaha. Waxanay u bixiyeen Ciise.

Frame 23-06

That night, there were some shepherds in a nearby field guarding their flocks. Suddenly, a shining angel appeared to them, and they were terrified. The angel said, “Do not be afraid, because I have some good news for you. The Messiah, the Master, has been born in Bethlehem!” Isla habeenkaas waxa halkaas ka dhawa nimaan adhi jiraa oo meesha dab ku shidanayeey si aay u ilaashadan xoolahoda. Isla markaasna waxa nimankii u yimid malag dhalalaya aad ayeey u cabsadeen waxanu ku yiri, “ Ha cabsaniina maxa yeelay waxan idin sida war wanagsan. Masiix, Sayidkii, aaya waxa uu ku dhashay Beytulaaxam!”

Frame 23-07

“Go search for the baby, and you will find him wrapped in pieces of cloth and lying in a feeding trough.” Suddenly, the skies were filled with angels praising God, saying, “Glory to God in heaven and peace on earth to the people he favors!” “orda oo wiilka raadiya waxa aad ka heli doontan isaga oo marayar ku duuban oo dhex jiifa qabaalka xoolaha milixda loogu.” Isla markiba wey tageen samada waxa ka buuxay malaa’iigo Ilaahay ammanayaa, oo leh “Ilaaha samada sare iska leh ayaa ammanan oo nabadi waxay kor ahatay dadka dhulka ku nool ee la doortay!”

Frame 23-08

When the shepherds arrived at the place where Jesus was, they found him lying in a feeding trough, just as the angel had told them. They were very excited. Mary was very happy, too. The shepherds returned to the fields, praising God for all they had heard and seen. Markay adhi jirtii aay meeshi tageen meeshi uu Ciise joogay, waxa aay ka dhex helen isaga oo dhex jiifa qabaalka xoolaha milixda loogu rido sida uu malagu u sheegay. Aad ayeey u farxeen. Maryan aad ayeey u faraxday sido kale. Adhi jirtii dib ayeey u laabteen iyaga oo Ilaahay ammaanaya waxa aay maqleen iyo waxii aay arkeenba.

Frame 23-09

Some time later, wise men from countries far to the east saw an unusual star in the sky. They realized it meant a new king of the Jews was born. So, they traveled a great distance to see this king. They came to Bethlehem and found the place where Jesus was living. Wakhti yar ka bacdi niman xigmad leg oo ka yimid dhanka bari ee fog ayaa waxay arkeen xidig cirka korkiisa. Waxay ogaadeen in boqork cusub ka dhex dhashay Yuhuusda dhexdood. Kadib waxayka soo so baxeen meel fog si aay u soo eegan boqorka cusub. Beytulaxaam ayeey yimaaden oo waxa aay heleen meeshi Ciise ku noola.

Frame 23-10

When they saw Jesus with his mother, they bowed down and worshiped him. They gave Jesus expensive gifts. Then they returned home. Markay aay arkeen Ciise iyo hoyadii, inta aay forarsadeen ayeey u so juudeen, Waxay Ciise siiyeen hadiyad aad u qaaliya. Kadibna waxay ku laabteen guryahoodii. Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Matayos 1; Lukoos 2

A Bible story from: Matthew 1; Luke 2