Somali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

4. God’s Covenant with Abraham

Axdigii Ilaahay La Galay Nebi Ibrahim

Frame 04-00

[[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-04-01.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-04-01.jpg|Image]] Many years after the flood, there were again many people in the world, and they all spoke the same language. But instead of filling the earth as God had commanded, they gathered together and built a city. Sannado badan kadib markii roobku baabiyeey reer Nabi Nuux (Cs) dad badan ayaa dhashay oo yimid dunida dusheeda oo dhamaan hal luuqad ku wada hadlayaa. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-04-02.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-04-02.jpg|Image]] The people were very proud, and they did not care about what God said. They even began building a tall tower to reach heaven. God saw that if they all kept working together, they could do many more evil things. Dadku aad ayeey u qab weynayee oo kibir ayaa ku jiray oo may dhageysanayen Illaaha (Swt) wuxu ku yidhi. Xatta kibir dartiis ayeey waxay dhiseen meel aad u dheer oo la odhan jiray ( Baabeel) si ay Janaada u gadaadhan.. Illaah (Swt) wuxu arkay in hadii dadkani aay sii wada shaqeeyan inay danbi fara badan sii wadi doonan. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-04-03.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-04-03.jpg|Image]] So God changed their language into many different languages and spread the people out all over the world. The city they had begun to build was called Babel, which means “confused.” Kadib Illaah (Swt) wuxu badeley luqadahoodii kana kala dhigay qaar fara badan si aanay isku fahmin aduunka oo dhan. Magaladii ay ka dhiseen meesha aadka u dheer waxa la odhan jiray Baabeel oo macaneehedu ah ( Dawakh). [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-04-04.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-04-04.jpg|Image]] Hundreds of years later, God spoke to a man named Abram. God told him, "Leave your country and family and go to the land I will show you. I will bless you and make you a great nation. I will make your name great. I will bless those who bless you and curse those who curse you. All families on earth will be blessed because of you." Boqolaal sanno kadib, Illaah (Swt) wuxu la hadlay nin xaq ku dhaqma oo lagu magacabi jiray Aabraam. Illaah (Swt) wuxu ku yidhi, “ Ka tag wadankaga iyo reerkina oo tag dhulka aan ku tusi doono. Waan ku barakeyn doona kana dhigii doona dad fara badan ( waan badin doona faracaga). Magacagana sare ayaan u qaadi doona. Waan barakeyn doona kuwa ku barakeya wanan habaari doona kuwa ku habaara. Dadka duunida oo dhan waan barakeyn doona wayo adiga darada. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-04-05.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-04-05.jpg|Image]] So Abram obeyed God. He took his wife, Sarai, together with all his servants and everything he owned and went to the land God showed him, the land of Canaan. Kadib Aabraam wuu adeecay hadalki Illaah (Swt). Wuxu kaxaystay xaaskisii Sara, shaqalihisii iyo wixii uu lahaa oo dhan waxanu tegey dhulkii Kanaan ee Illaah (Swt) uu tusay isaaga [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-04-06.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-04-06.jpg|Image]] When Abram arrived in Canaan God said, "Look all around you. I will give to you and your descendants all the land that you can see as an inheritance." Then Abram settled in the land. Marku Aabraam u dhulki Kanaan yimid ayuu Illaah (Swt) ku yidhi, “ Dhamaan eeg hareerahaga. Waxan ku siin doona dhulkan aad aragta oo dhan adiga iyo faracaagaba oo dhaxli doona.” Kadib Aabraam wuu degay dhulkii Illaah(Swt) ugu balan qaaday. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-04-07.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-04-07.jpg|Image]] One day, Abram met Melchizedek, the priest of God Most High. Melchizedek blessed Abram and said, “May God Most High who owns heaven and earth bless Abram.” Then Abram gave Melchizedek a tenth of all he owned. Maalin, ayuu Aabraam la kulmay Melekasiida, oo aah Imaam aad u sareeya. Melekasiida ayaa u duceeyey Aabraam kuna yidhi, “ Illaah (Swt) oo ah ka aadka u sareeya ee leh cirka iya dhulka ha ku barakeyo.” Kadib Aabraam wuxu siiyeey boqolkiba tobon wixi uu haystay oo sadaqa ah imaamki Melekasiida. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-04-08.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-04-08.jpg|Image]] Many years went by, but Abram and Sarai still had no son. God spoke to Abram and promised again that he would have a son and as many descendants as the stars in the sky. Abram believed God’s promise. God declared that Abram was righteous because he believed in God's promise. Markay sannado badan ka so wareegen wali Aabraam iyo xaskisii Sara wiil iskumay dhalin. Illaah (Swt) ayaa ugu balan qaaday inu siin doono wiil iyo farac fara badan oo sida xidigaha cirka oo kale u badan. Aabraam wuu rumaystay balan qaadki Illaah (Swt). Illaahna (Swt) wuxu ogaday inu Aabraam yahay nin xaq ah oo rumaystay balan qaadka Illaah (Swt) ugu balan qaaday. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-04-09.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-04-09.jpg|Image]] Then God made a covenant with Abram. A covenant is an agreement between two parties. God said, “I will give you a son from your own body. I give the land of Canaan to your descendants.” But Abram still had no son. ~~Kadib Illaah (Swt) wuxu axdi la galay Aabraam. Axadigu waa heeshi ka dhexeya laba dhinac. Illaah(Swt) wuxu ku yidhi, “ Waxan ku siin doon wiil ka so go jidhkaaga. Waxanan siin doona dhulka kanaan dadka faracagaa.” Lakiin wali Aabraam xiligaas mu haysan wiilka. ~~Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: 11-15

A Bible story from: Genesis 11-15