Somali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

37. Jesus Raises Lazarus from the Dead

Frame 37-00

Ciise Baa Laasaros Soo Nooleeyey

Frame 37-01

One day, Jesus received a message that Lazarus was very sick. Lazarus and his two sisters, Mary and Martha, were good friends of Jesus. When Jesus heard this news, he said, “This sickness will not end in death, but it will bring glory to God.” Jesus loved his friends, so he waited where he was for two days. Maalin maalmaha ka mid ah, ayuu Ciise fariin helay ah inuu buka Laasaros reer Beytaniya. Laasaros iyo labadooda hablood ee Maryan iyo walaasheed Maarta waxay ahayeen saxiib u dhow Ciise. Ciise markuu fariintii maqlay wuxuu yidhi, “Bukaankanu kan dhimashada ma ahaa, laakiin waa ammaanta Ilaah aawadeed in Wiilka Ilaah lagu ammaano.” Ciise wuu jecela saxiibadii oo waxa uu meeshi ku suagayay laba cisho inta aay ka imanayeen.

Frame 37-02

Then Jesus said to his disciples, “Let’s go back to Judea.” “But Teacher,” the disciples answered, “Just a short time ago the people there wanted to kill you!” Jesus said, “Our friend Lazarus has fallen asleep, and I must wake him.” Markaas dabadeed ayuu xertii ku yidhi, Yahuudiya aan haddana tagno. Xertii waxay ku yidhaahdeen, “Macallimow,” Yuhuuddu waxay haddana doonayeen inay ku dhagxiyaan, ma waxaad mar kale u kacaysaa meeshaas? oo dabadeedto wuxuu Ciise iyaga ku yidhi, “Saaxiibkeen Laasaros waa hurdaa, laakiin waan u tegayaa inaan soo toosiyo.”

Frame 37-03

Jesus' disciples replied, “Master, if Lazarus is sleeping, he will get better on his own.” Then Jesus told them plainly, “Lazarus is dead. I am glad we were not there when he died, for now you will see amazing things so that you may believe.” Sidaa daraaddeed xertii waxay ku yidhaahdeen, Sayidow, hadduu hurdo wuu bogsanayaa.Ciise wuxuu ka hadlayay dhimashadiisa, iyaguse waxay u maleeyeen inuu ka hadlayo nasashada hurdada. Ciise waxa u yidhi aad ayaan ugu faraxsanahay mar hadii inaga oo ka maqan uu dhintay, waayo waxan idin tusii dona waxa aad u cajiba oo aaydan rumeysan doonin.

Frame 37-04

When Jesus got there, Lazarus had already been dead for four days. Martha went out to meet Jesus and said, “Master, if only you had been here, my brother would not have died. But I believe God will give you whatever you ask from him.” Haddaba markuu Ciise yimid wuxuu ogaaday inuu afar maalmood xabaasha ku jiray.\ Maarta haddaba markay maqashay in Ciise imanayo, ayay ka hor tagtay, Maryanse gurigay iska fadhiday. Markaasaa Maarta waxay Ciise ku tidhi, Sayidow, haddaad halkan joogtid, walaalkay ma uu dhinteen.\

Frame 37-05

Jesus replied, “I am the Resurrection and the Life. Whoever believes in me will live, even though he dies. Everyone who believes in me will never die. Do you believe this?” “Yes, Master!” Martha answered. “I believe you are the Messiah, the Son of God.” Ciise ayaa ku yidhi, Anigu waxaan ahay sarakicidda iyo nolosha. Kii i rumaystaa, in kastoo uu dhinto, wuu noolaan doonaa. Kii kasta oo nool oo i rumaystaa weligii ma dhiman doono. Waxan ma rumaysan tahay? Waxay ku tidhi, Haah, Sayidow, waan rumaysnahay inaad tahay Masiixa oo ah Wiilka Ilaah ee dunida iman lahaa.

Frame 37-06

Then Mary arrived. She fell at the feet of Jesus and said, “Master, if only you had been here, my brother would not have died.” “Where have you put Lazarus?” he asked them. They told him, “In the tomb. Come and see.” Then Jesus wept. Haddaba Maryan markay timid meeshii Ciise joogay oo ay aragtay isaga, waxay ku dhacday cagihiisa iyadoo ku leh, Sayidow, haddaad halkan joogtid, walaalkay ma uu dhinteen. Ciise haddaba markuu arkay iyadoo barooranaysa, iyo Yuhuuddii la socotay oo la barooranaysa, ayuu ka qalbi xumaaday, wuuna murugooday. Markaasuu yidhi, Xaggee baad dhigteen? Waxay ku yidhaahdeen, Sayidow, kaalay oo arag. Markasu Ciise ooyay.

Frame 37-07

The tomb was a cave with a stone rolled across its entrance. When Jesus arrived at the tomb, he told them, “Roll the stone away.” But Martha said, “He has been dead for four days. There will be a bad smell.” Sidaa daraaddeed Ciise oo mar kale qalbi xumaaday ayaa xabaashii yimid. Waxay ahayd god, dhagax baana saarnaa. Ciise ayaa yidhi, Dhagaxa ka qaada. Maarta oo ahayd kii dhintay walaashiis, waxay ku tidhi, Sayidow, hadda wuu urayaa, waayo, afar maalmood buu mootanaa.

Frame 37-08

Jesus responded, “Did I not tell you that you would see God’s glory if you believe?” So they rolled the stone away. Ciise wuxuu ku yidhi, “miyaanan kugu odhan, Haddaad rumaysatid, waxaad arki lahayd ammaanta Ilaah?” Markaasay dhagaxii ka qaadeen.

Frame 37-09

Then Jesus looked up to heaven and said, “Father, thank you for hearing me. I know you always listen to me, but I say this for the sake of all these people standing here, so that they will believe you sent me.” Then Jesus shouted, “Lazarus, come out!” Markaasay dhagaxii ka qaadeen. Ciisena indhihiisuu kor u taagay oo yidhi, Aabbow, waan kuugu mahadnaqayaa inaad i maqashay. Waana ogaa inaad mar kasta i maqasho, laakiin dadkan badan oo hareerahayga taagan aawadood ayaan taas u idhi inay rumaystaan inaad adigu i soo dirtay. Markuu sidaas ku hadlay dabadeed wuxuu ku dhawaaqay cod weyn, Laasarosow, soo bax.

Frame 37-10

And Lazarus came out! He was still wrapped up in grave clothes. Jesus told them, “Help him get out of those grave clothes and release him!” Many of the Jews believed in Jesus because of this miracle. Markaasaa kii dhintay soo baxay, isagoo gacmaha iyo cagaha ay kafan kaga xidhan tahay, wejigana maro kaga xidhan tahay. Kolkaasuu Ciise wuxuu ku yidhi iyaga, Fura oo daaya, ha socdee. Sidaa aawadeed qaar badan oo Yuhuuddii ah oo Maryan u yimid oo arkay wuxuu sameeyey ayaa rumaystay.

Frame 37-11

But the religious leaders of the Jews were jealous, so they gathered together to plan how they could kill Jesus and Lazarus. Laakiin Qaarkoodse way u tageen Farrisiintii iyaga oo ka hinasay waxay u sheegeen wuxuu Ciise sameeyey. Kadib waxa aay qorsheyeen sidii aay Ciise iyo Laasaroos aay u dilii lahayeen. Qoraalkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Yooxanaa 11:1-46

A Bible story from: John 11:1-46