Somali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

30. Jesus Feeds Five Thousand People

Frame 30-00

Ciise oo Quudiyeey Shan kun oo Qof

Frame 30-01

Jesus sent his disciples to preach and teach. When they returned, they told Jesus what they had taught and done. Then Jesus invited them to come with him to a quiet place to rest for a while. So, they got into a boat and left. Ciise ayaa waxa uu xertiisii u diray inay dadka wacdiyaan oo aanay wax baran. Markay soo laabteen, waxay Ciise u sheegen waxa aay dadka soo bareen iyo wixii aay shaqo soo subeyeenba. Kadib Ciise aay ku macsuumay xertiisi inay isaga raacan si aay meel yar oo degan aay ugu nastaan. Kadib, doon ayeey raaceen oo meeshi ayeey ka tageen.

Frame 30-02

But there were many people who saw Jesus and the disciples leave. They ran along the shore of the lake to get to the other side ahead of them. When Jesus and the disciples arrived, they were greeted by great crowds of people. Laakiin waxa jiray dad badan oo arkayayeey marka Ciise iyo xertiisu tagaayeen. Dadki xagaa kale ee biyaha ayeey u carareen si aay uga sii horeyaan Ciise iyo xertiisa. Markay yimaadeen xagee kale waxa kasii horeeyey dad badan oo salaamay iyaga.

Frame 30-03

The crowd had over 5,000 men in it, not counting the women and children. Jesus felt great kindness towards the people. To Jesus, these people were like sheep without a shepherd. So he taught them and healed their sick. Dad fara badan oo gaadha ilaa 5,000 oo nin oo aan dumarka iyo caruurtu tiro laheyn. Ciise waxa uu dareemay naxariis fara badan oo dadka. Ciise waxa uu u arkayay dadka, xayn adhiya oo aan adhi jire la soconin. Laakiin iyaga waxbu baray kuwii xanuusanayna wuu da weeyey.

Frame 30-04

As it got later in the evening, the disciples told Jesus, “It is late and there are no towns nearby. Send the people away so they can go get something to eat.” Markay gaadhay habeenki, ayaa xertii Ciise ku yidhaahdeen, “ Waa wakhti danbe mana jirto magaalo inagu dhow. Dadka inaga dir si aay meelahaas was uga soo cunaan

Frame 30-05

But Jesus said to them, “You give them something to eat!” The disciples responded, “How can we do that? We only have five loaves of bread and two fish.” Laakiin Ciise ayaa xeertiisi usheegay, “ Idinku wax aay cunaan siiya!” Xeertina waxay ugu jawabeen, “ Sidee ayaa sidaas u sameyn karna? waxan haysana shan rootiya iyo laba xabo kaluune.”

Frame 30-06

Jesus called the crowd to him and told his disciples to have them sit down on the grass, in groups of fifty people each. Ciise ayaa dadkii isgu yeedhay waxanu xertiisi ku ammray inay dadka fadhiisiyaan meel doog leh koox koox kontankii qof ba.

Frame 30-07

Then Jesus took the five loaves of bread and the two fish, looked up to heaven, and blessed the food. Kadib Ciise ayaa sara u qaaday shanti xabo ee rootiga aheyd iyo labadi xabe kaluunka, kadib samada ayuu eegay Ilaahay ayuu baryeey si uu cuntada u barakeyo.

Frame 30-08

Jesus then started breaking the bread and fish. He gave the pieces to his disciples to give to the people. The disciples kept passing out the food, and it never ran out! All the people ate and were satisfied. Ciise kadib waxa uu bilabay inu kala jajabiyo kaluunki iyo rootidii. Kadib xertisa ayuu ugu dhibay si aay dadka ugu qaybiyaan. Xertiisu ddadka yuunbay u qaybinayeen cuntadina wey dhamaan weyday. Dadkii oo dhan wey cuneen ilaa aay ka dhargeen.

Frame 30-09

The disciples even picked up twelve baskets full of leftover food that had not been eaten. All the food came from the five loaves of bread and two fish. Xertiisi ayaa waxay dib uu ururiyeen laba iyo toban sanbiil oo cuntadii hadhaya oo aan waxba laga cuniin. Cuntaadas oo dhan waxay ka timid shantii xabo ee rootiga aha iyo labadi kaluunka aha. Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Matayos 14:13-21; Markos 6:31-44; Lukoos 9:10-17; Yooxanaa 6:5-15

A Bible story from: Matthew 14:13-21; Mark 6:31-44; Luke 9:10-17; John 6:5-15