Somali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

21. God Promises the Messiah

Frame 21-00

Ilaahay oo Balan Qaaday Masiixa

Frame 21-01

From the very beginning, God had a plan to send the Messiah. The first promise of the coming Messiah came to Adam and Eve. God promised that a descendant of Eve would be born who would crush the snake’s head. The snake who deceived Eve is Satan. The promise means the coming Messiah would defeat Satan completely. Ugu horeyntii inta aan aduunka la abuurin, Ilaahay waxa qorshaha ugu jiray inu so diri doona Masiix. Baalantii ahayd inu Masiix iman doono waxay aheyd inu ka abuurmi doono Adaam iyo Xawa. Ilaahay waxa uu ugu balan qaaday in farac Xawa uu burburin doono madaxa abeesada, Waayo abeesadasii jinka ah waa tii denbajiisay Xawa markay jannada ku jireen. Balantasiina waxay ahayd in Masiixa imanayaa uu difaacii doono shaydanka dhamaantii.

Frame 21-02

God promised Abraham that through him all people groups of the world would be blessed. This blessing was the coming Messiah who would one day provide the way of salvation for all people groups. Ilaahay waxa uu Ibraahim ugu balan qaaday in isaga daradii qurumaaha aduunka o dhan u barakeyn doono. Barakeyntana waxay ka mind aheyd in Masiixa imaan doona maalin uun uu badbaadin doona dadka aduunka.

Frame 21-03

God promised Moses that he would raise up another prophet like Moses. This was another promise about the coming Messiah. Ilaahay waxa uu Muuse u balan qaaday inu nebi Muuse oo kale ah dhalin doono. Tani waxay aheyd balan qaadkii aha Masiixa iman doona.

Frame 21-04

God promised David that the Messiah would be one of David’s own descendants. Ilaahay waxa uu Daa’uud u balan qaaday inu Masiixu noqon doona mid faraciisa ka tirsan.

Frame 21-05

Through the prophet Jeremiah, God promised that he would make a New Covenant, but not like God’s Covenant with Israel. In the New Covenant, God would write his law on the people’s hearts, the people would know God, they would be his people, and God would forgive their sins. The Messiah would start the New Covenant. Nebi Yeremaah waxa uu Ilaahy ugu balan qaaday inu axdi cusub la geli doono laakiin ma ahayn axdi uu Ilaahay la galay Reer Israa’iil oo kale, Axdiga cusubna uu Ilaah dadka qalbiyadooda uu ku qori doono xagii uu Muuse dhagax kaga qoray.

Frame 21-06

God's prophets also said that the coming Messiah would be a prophet, a priest, and a king. A prophet is a person who hears the words of God and then proclaims God’s words to the people. The coming Messiah would be the perfect prophet. Dadkuna waxay barab doonan Ilaah, waxanay noqon doonan dadk Ilaahay yaqaana oo rumaysan iasguna wuu cafin doona danbiyadooda, Masiixna waxa uu bilaabi doona axdi cusub.

Frame 21-07

A priest is someone who makes sacrifices to God on behalf of the people to take away their sins. Priests also pray to God for the people. The coming Messiah would be the perfect high priest who would offer himself as a perfect sacrifice to God. Nebiyaasha Ilaahay waxa kale oo aay yidhaahdeen Masiixu waxa uu noqon doona nebi, imam iyo boqor. Nebigu waa qofka Ilaahay maqla kadibna farinta Ilaahay dadka u gudbiya si aay ugu dhaqmaan. Masiixa iman doona waxa uu noqon doona nebi xaq ah oo sax ah.

Frame 21-08

A king is someone who rules over a kingdom and judges the people. The coming Messiah would be the perfect king who would sit on the throne of his ancestor David, who would reign over the whole world forever, and who would judge honestly and make the right decision every time. Imaamku waa qof u wanqala xaga Ilaaha oo denbi dhaaf u weydiya dadkiisa xaga Ilaah sii uu Ilaah denbiyadooda uga dhaafo. Waxa kale oo Imaamku sameeya dadka ayuu u duceeya, Masiixa iman doona waxa uu noqon doona Imaam sax ah oo isagu isku dhiibi doono in lagu alle baryo xagaa Ilaahay.

Frame 21-09

God's prophets predicted many other things about the coming Messiah. Malachi foretold that a great prophet would come before the Messiah came. Isaiah prophesied that the Messiah would be born from a virgin. Micah said that he would be born in the town of Bethlehem. Boqorku waa qof hogaamiya boqortooyo oo dadkana xukuma. Masiixa imaan doona waxa uu noqon doona boqor fiicaan oo ku fadhisan doona kur sigii faraciisa Daa’uud, kaasi oo xukumi doona aduunka oo dhan weligii, waanu xukumi doona dadka si dacadaa oo waxa uu qadan doona gooma saxa mar kasta.

Frame 21-10

Isaiah said he would live in Galilee, comfort the broken-hearted, and proclaim freedom to captives and release to prisoners. He also predicted that the Messiah would heal sick people, including those who could not hear, see, speak, or walk. Nebiyaashi Ilaahay waxay sii sadaliyeen imashada Masiixa. Malakii waxa uu si sadaliyeey inu nebi ka so horeyn doono ka hor inta aanu Masiix iman. Ishacyaah waxa uu sii sadaaliyeey inu Masiixu ka dhalan doono qof dumara oo bikrad ah. Miikaah waxa uu isna sheegay inu Masiixu ku dhalan doono magalada Beytulaxam.

Frame 21-11

Isaiah prophesied that the Messiah would be hated without reason and rejected. Other prophets foretold that those who killed the Messiah would gamble for his clothes and he would be betrayed by a friend. Zechariah foretold that the friend would be paid thirty pieces of silver for betraying him. Ishacyaah waxa uu sheegay inu Masiixu ku noolan doono Galiiliya, kaasina uu cawindoono dadka qalbi jabay waxanu Masiixu xoriyadooda u soo celin doona dadka la haysto iyo kuwa xabsiyada ku jira. Waxa kale oo uu sadaliyeey inu Masiixu uu daweyn doono dadk jiran, xatta aay ku jirto dadka aan waxba maqlin, wax arkin, aan hadlin ama aan socon Karin.

Frame 21-12

The prophets also told about how the Messiah would die. Isaiah prophesied that the Messiah would be spit on, mocked, and beaten. Then he would be pierced and hung on a tree where he would die. Ishacyaah waxa uu saadaliyeey in Masiixa la nici doono lana diidi doono bilaa sabab awgeed. Nebiyada kale waxay si sheegen in Masiixa kuwa dili doona ee gacan gelin doona yihin ku ka tirsan asxabtisa, Sakariya waxa uu si sheegay in saxiba gacan gelin doona Masiixa uu ku gacan gelin doona sodon qaybood oo silfara.

Frame 21-13

The Messiah would be perfect, having no sin. He would die to receive the punishment for other people’s sin. His punishment would bring peace between God and people. For this reason, it pleased God to crush the Messiah. Nebiyaal kale ayaa waxa sheegen in Masiixa u dhiman doono. Ishacyaah waxa uu sadaliyeey in Masiix la cadhuufaydoono, lagu jees jeesi doono oo la garacii doono. Kadibna waxa lagu garacii doona masabiir oo waxa la sudhi doona geed halkaasna wuu ku dhiman doona.

Frame 21-14

Not only would the Messiah die, but the prophets foretold that God would raise him from the dead. Through the Messiah’s death and resurrection, God would complete his plan of salvation and start the New Covenant. Masiixa waxa uu noqon doona mid xaq ah, oo aan denbi lahayn. Waxa uu u dhiman doona oo loo qiqabi doona denbiyada dadka kale. Ciqaabti isaga la dhibaateyeey waxay kenaysa nabad u dhaxaysa Ilaahay iyo dadkiisa. Sabaabta awgeed, Ilaahay raali ayuu ka noqday inu Masiix dhinto.

Frame 21-15

God showed the prophets many things about the coming Messiah, but the Messiah had not come yet. More than 400 years after the last of these prophecies was given, when the time was perfect, God sent the Messiah into the world. Masiixa dhiman maayo oo qudha laakiin nebiyashu waxay sii saadaliyeen inu Ilaahay ka sara kicin doono dhimashada Masiix oo macnehedu yahay in Masiix anu dhiman Karin oo uu iska difacay dhimashadii. Masiix dhimashadiisii iyo soo sarakaciisii ayuu Ilaaha qorshihii badbaadinta ku dhamaystiray oo axdi cusub ayaa yimid. \ Ilaahay waxa uu nebiyasha tusay wax yabo fara badan oo ku saabsan imaanshaha Masiixa, laakiin marka warkaas oo dhan loo shegayeey Masiix musan iman. In kabad 400 oo sanno ayaa ka so wareegtay marku sadalintii ugu danbeysa ee Masiix la so diray, marku wakhtigii Ilaahay qorsheeyey yimidna Ilaahay waxa uu aduunka u soo diray Masiix.\ Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Bilowgii 3:15;12:1-3 Sharciga Kunoqoshadii 18:15; Samuu’eelka Labaad 7; Yeremyaah 3:1; Ishacyaah 59:16; Daanyeel 7;Malakii 4:5;

A Bible story from: Genesis 3:15; 12:1-3; Deuteronomy 18:15; 2 Samuel 7; Jeremiah 31; Isaiah 59:16; Daniel 7; Malachi 4:5; Isaiah 7:14; Micah 5:2; Isaiah 9:1-7; 35:3-5; 61; 53; Psalm 22:18; 35:19; 69:4; 41:9; Zechariah 11:12-13; Isaiah 50:6; Psalm 16:10-11