Somali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

3. The Flood

Frame 03-00

Roobki Lagu haligay Qoomkii Nebi Nuux [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-01.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-01.jpg|Image]] After a long time, many people were living in the world. They had become very wicked and violent. It became so bad that God decided to destroy the whole world with a huge flood. Wakhati badan kadib, dad badan ayaa yimid aduunka oo ku noola. Waxay noqdeen qaar danbi badan oo daagalama. Aad ayeey u xumayed in Illaah(Swt) ka xumaado waxay dadkii sameynayeen kadibna wuxu go’aansaday inu biyo ku baabiyo aduunka oo dhan. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-02.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-02.jpg|Image]] But Noah found favor with God. He was a righteous man, living among wicked people. God told Noah about the flood He was planning to send. He told Noah to build a huge boat. Laakin Nabi Nuux Illaah (Swt) ayaa u naxariistay waayo wuxu aha nin xaq ah oo bilaa danbiyaa oo ku dhex noola dad aad u xun oo danbi badan. Illaah (Swt) Nabi Nuux wuxu usii sheegay inu qorshaynaayo inu biyo ku baabin doono dadkiisa. Wuxuna Illaah (Swt) ku amray inu Nabi Buux (Cs) sameeyo doon aad u weyn. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-03.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-03.jpg|Image]] God told Noah to make the boat about 140 meters long, 23 meters wide, and 13.5 meters high. It was to be made of wood and have three levels, many rooms, a roof, and a window. The boat would keep Noah, his family, and every kind of land animal safe during the flood. Illaah (Swt) wuxu Nabi Nuux (Cs) ku yiri waxaad sameysa doon cabirkeedu dhan yahay 23 mitir balaadhkam iyo 13.5 mitir sara jooga. Waxan ka sameynayeey qori taasi oo uu ka sameeyey saddex dabaq doon ah oo qolol fara badan leh iyo daqado. Doontu waxa la rabay in Nabi Nuux (Cs) iyo qoyskiisa qaar ka mid ah iyo inta xayaawan lagu ammray inu Nabi Nuux (Cs) aay qaadi karto. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-04.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-04.jpg|Image]] Noah obeyed God. He and his three sons built the boat just the way God had told them. It took many years to build the boat, because it was so big. Noah warned the people about the coming flood and told them to turn to God, but they did not believe him. Nabi Nuux (Cs) wuu adeecay Rabbiga (Swt) .Isaga iyo saddexdiisi inan waay sameeyen doontii sidii Illaah (Swt) u faray ayeey u subiyeen. Sanado badan ayeey hawashii doon sameeynta ku dhex jireen maxaa yeelay doontu aad ayeey u weyneyd. Nabi NBuux (Cs) dadkii aad ayuu ugu sheegay in biyo lagu harqin doono kuna dhiiri geliyeey inay xagaa Illaah (Swt) ku laabtan, oo aay cabuudan isaga lakiin way rumaysan wayeen fariintisii wanagsaneyd. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-05.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-05.jpg|Image]] God also commanded Noah and his family to gather enough food for themselves and the animals. When everything was ready, God told Noah it was time for him, his wife, his three sons, and their wives to get into the boat—eight people in all. Illaah (Swt) wuxu ku amray Nabi Nuux (Cs) iyo qoyskisii inaay rashiin ku filan iyagaa iyo xayawaanka diyaar sadan. Illaah (Swt) wuxu ku yiri Nabi Nuux (Cs) waa wakhatigii adigam saddexdaa wiil iyo xasaskoodu aay raaci lahayeen doonta waxayna ahayeen sideed qof. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-06.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-06.jpg|Image]] God sent a male and a female of every animal and bird to Noah so they could go into the boat and be kept safe during the flood. God sent seven males and seven females of every type of animal which could be used for sacrifices. When they were all in the boat, God himself closed the door. Illaah (Swt) wuxu so diray xayawaan kaste lab iyo dhadig iyo shimbir inaay fulaan doonta Nabi Nuux (Cs) si aay uga badbaadan biya daadka ah. Illaah (Swt) wuxuu so diray todoba lab ah iyo todoba dhadig ah xayawaan kaste noocisa kuwasii oo loo isticimali doono xiliga Rabbiga (Swt) la cabuudi doono. Markay dhamaan doontii fuleen ayaa Rabibigu (Swt) xidhay albaabkii doonta. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-07.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-07.jpg|Image]] Then it began to rain, and rain, and rain. It rained for forty days and forty nights without stopping! Water also came gushing up out of the earth. Everything in the whole world was covered with water, even the highest mountains. Kadib roob ayaa bilaabmay, roobkii ayaa kala qaadi wayay. Roobkii ayaa wuxu socday afartan cisho iyo afartan habeen isaga oo aan kala joogsi lahayn mar qudha! Roobkii ayaa dhulka oo dhan qabsaday. Xatta roobkii biyihiisu waxay qariyeen dhulka oo dhan xatta burihii dhadheera oo dhan. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-08.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-08.jpg|Image]] Everything that lived on the dry land died, except the people and animals that were in the boat. The boat floated on the water and everything inside the boat was kept safe. Kadib roob ayaa bilaabmay, roobkii ayaa kala qaadi wayay. Roobkii ayaa wuxu socday afartan cisho iyo afartan habeen isaga oo aan kala joogsi lahayn mar qudha! Roobkii ayaa dhulka oo dhan qabsaday. Xatta roobkii biyihiisu waxay qariyeen dhulka oo dhan xatta burihii dhadheera oo dhan. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-09.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-09.jpg|Image]] After the rains stopped, the boat floated on the water for five months, and then one day the boat rested on the top of a mountain. But the world was still covered with water. After three more months, the tops of the mountains were visible. Marku roobkii qaaday, doontii shan bilood oo danbee ayeey dul socotay nbiyaha kadib maalinti ugu danbeysay ayeey doontii buur dul istagtay. Laakiin wali biyo fara badan ayaa dul taagna dhulka dushisa. Saddex bilood oo kale markay dhamadeen ayeey buurihii so muuqdeen. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-10.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-10.jpg|Image]] After forty more days, Noah sent out a bird called a raven to see if the water had dried up. The raven flew back and forth looking for dry land, but it could not find any. Markay afartan cisho kale ay dhamadeen ayuu Nabi nuux (Cs) ayuu u diray shimbir inaay dhulka so eegto, markey shimbirti aadey dhulki waay kasoo laabtey wayo ma jirin meel aay ku istagto oo engegen. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-11.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-11.jpg|Image]] Later Noah sent out a bird called a dove. But it also could not find any dry land, so it came back to Noah. A week later he sent the dove out again, and it came back with an olive branch in its beak! The water was going down, and the plants were growing again! Hal asbuuc kabacdi, Nabi Nuux (Cs) shimbirti ayuu mar labaad diray. Waxayana lasoo noqotay caleen aay afkeed kuso qaadey. Biyuhu way ka hoos mareen dhirta xiligan hada, geedihiina way so baxayeen. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-12.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-12.jpg|Image]] Noah waited another week and sent out the dove a third time. This time it found a place to rest and did not come back. The water was drying up! Wakhatigi saddexaad wuxuu Nabi Nuux (Cs) u diriy shimbirti inaay so firiso dhulka, manayna so laban marki ugu danbeeysay. Markasu Nuux ogaday inu dhulki engegey mar labada sidisi hore. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-13.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-13.jpg|Image]] Two months later God said to Noah, “You and your family and all the animals may leave the boat now. Have many children and grandchildren and fill the earth.” So Noah and his family left the boat. Illaah (Swt) wuxuu laba bilood kadib u yeray Nabi Nuux (Cs) iyo qoyskisi wuxuna ku yiri ka so baxa doonta kuna yirii waxaad heli doonta caruur badan iyo faracooda dhulkana waad buuxin doontaan. Kadib Nabi Nuux (Cs) iyo reerkisa way ka dageen doontin. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-14.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-14.jpg|Image]] After Noah got off the boat, he built an altar and sacrificed some of each kind of animal which could be used for a sacrifice. God was happy with the sacrifice and blessed Noah and his family. Marku Nabi Nuux (Cs) marku doonti ka degey ayaa wuxu sameeyey meel uu Illaah (Swt) ku caabudo laguna wanqalo xayawaanka mid kaste oo ka mid ah. Illaah(Swt) aad ayuu uga raali noqday arinkii Nabi Nuux (Cs) subiyeey iyo reerkisuba. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-15.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-15.jpg|Image]] God said, “I promise I will never again curse the ground because of humans or destroy the world with a flood, even though humans are sinful from their youth.” Illaah(Swt) wuxu ugu balan qaday luna yiri, “ Waligay dib ugu bur burin maayo biyo dunida inkastoo hadana bini’aadanku anay joojinay inay danbaaban xatta marku cimrigoodu yar yahay. [[https://cdn.door43.org/obs/jpg/360px/obs-en-03-16.jpg?media=https:api.unfoldingword.org:obs:jpg:1:en:360px:obs-en-03-16.jpg|Image]] God then made the first rainbow as a sign of his promise. Every time the rainbow appeared in the sky, God would remember what he promised and so would his people. Illaah( Swt) wuxuu so sawiray jeegaan cirka. Wuxuu Nabi Nuux (Cs) u sheegay una balan qaaday, inay jeegaantu tahay calamad ah inanu mar danbee burburin doonin adduunka isagoo ku salidaaya biyo daad ah. Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: 6-8

A Bible story from: Genesis 6-8