Soomaaliga, af Soomaali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

3. Roobki Lagu haligay Qoomkii Nebi Nuux

Frame 03-01

Wakhati badan kadib, dad badan ayaa yimid aduunka oo ku noola. Waxay noqdeen qaar danbi badan oo daagalama. Aad ayeey u xumayed in Illaah(Swt) ka xumaado waxay dadkii sameynayeen kadibna wuxu go’aansaday inu biyo ku baabiyo aduunka oo dhan.

Frame 03-02

Laakin Nabi Nuux Illaah (Swt) ayaa u naxariistay waayo wuxu aha nin xaq ah oo bilaa danbiyaa oo ku dhex noola dad aad u xun oo danbi badan. Illaah (Swt) Nabi Nuux wuxu usii sheegay inu qorshaynaayo inu biyo ku baabin doono dadkiisa. Wuxuna Illaah (Swt) ku amray inu Nabi Buux (Cs) sameeyo doon aad u weyn.

Frame 03-03

Illaah (Swt) wuxu Nabi Nuux (Cs) ku yiri waxaad sameysa doon cabirkeedu dhan yahay 23 mitir balaadhkam iyo 13.5 mitir sara jooga. Waxan ka sameynayeey qori taasi oo uu ka sameeyey saddex dabaq doon ah oo qolol fara badan leh iyo daqado. Doontu waxa la rabay in Nabi Nuux (Cs) iyo qoyskiisa qaar ka mid ah iyo inta xayaawan lagu ammray inu Nabi Nuux (Cs) aay qaadi karto.

Frame 03-04

Nabi Nuux (Cs) wuu adeecay Rabbiga (Swt) .Isaga iyo saddexdiisi inan waay sameeyen doontii sidii Illaah (Swt) u faray ayeey u subiyeen. Sanado badan ayeey hawashii doon sameeynta ku dhex jireen maxaa yeelay doontu aad ayeey u weyneyd. Nabi NBuux (Cs) dadkii aad ayuu ugu sheegay in biyo lagu harqin doono kuna dhiiri geliyeey inay xagaa Illaah (Swt) ku laabtan, oo aay cabuudan isaga lakiin way rumaysan wayeen fariintisii wanagsaneyd.

Frame 03-05

Illaah (Swt) wuxu ku amray Nabi Nuux (Cs) iyo qoyskisii inaay rashiin ku filan iyagaa iyo xayawaanka diyaar sadan. Illaah (Swt) wuxu ku yiri Nabi Nuux (Cs) waa wakhatigii adigam saddexdaa wiil iyo xasaskoodu aay raaci lahayeen doonta waxayna ahayeen sideed qof.

Frame 03-06

Illaah (Swt) wuxu so diray xayawaan kaste lab iyo dhadig iyo shimbir inaay fulaan doonta Nabi Nuux (Cs) si aay uga badbaadan biya daadka ah. Illaah (Swt) wuxuu so diray todoba lab ah iyo todoba dhadig ah xayawaan kaste noocisa kuwasii oo loo isticimali doono xiliga Rabbiga (Swt) la cabuudi doono. Markay dhamaan doontii fuleen ayaa Rabibigu (Swt) xidhay albaabkii doonta.

Frame 03-07

Kadib roob ayaa bilaabmay, roobkii ayaa kala qaadi wayay. Roobkii ayaa wuxu socday afartan cisho iyo afartan habeen isaga oo aan kala joogsi lahayn mar qudha! Roobkii ayaa dhulka oo dhan qabsaday. Xatta roobkii biyihiisu waxay qariyeen dhulka oo dhan xatta burihii dhadheera oo dhan.

Frame 03-08

Kadib roob ayaa bilaabmay, roobkii ayaa kala qaadi wayay. Roobkii ayaa wuxu socday afartan cisho iyo afartan habeen isaga oo aan kala joogsi lahayn mar qudha! Roobkii ayaa dhulka oo dhan qabsaday. Xatta roobkii biyihiisu waxay qariyeen dhulka oo dhan xatta burihii dhadheera oo dhan.

Frame 03-09

Marku roobkii qaaday, doontii shan bilood oo danbee ayeey dul socotay nbiyaha kadib maalinti ugu danbeysay ayeey doontii buur dul istagtay. Laakiin wali biyo fara badan ayaa dul taagna dhulka dushisa. Saddex bilood oo kale markay dhamadeen ayeey buurihii so muuqdeen.

Frame 03-10

Markay afartan cisho kale ay dhamadeen ayuu Nabi nuux (Cs) ayuu u diray shimbir inaay dhulka so eegto, markey shimbirti aadey dhulki waay kasoo laabtey wayo ma jirin meel aay ku istagto oo engegen.

Frame 03-11

Hal asbuuc kabacdi, Nabi Nuux (Cs) shimbirti ayuu mar labaad diray. Waxayana lasoo noqotay caleen aay afkeed kuso qaadey. Biyuhu way ka hoos mareen dhirta xiligan hada, geedihiina way so baxayeen.

Frame 03-12

Wakhatigi saddexaad wuxuu Nabi Nuux (Cs) u diriy shimbirti inaay so firiso dhulka, manayna so laban marki ugu danbeeysay. Markasu Nuux ogaday inu dhulki engegey mar labada sidisi hore.

Frame 03-13

Illaah (Swt) wuxuu laba bilood kadib u yeray Nabi Nuux (Cs) iyo qoyskisi wuxuna ku yiri ka so baxa doonta kuna yirii waxaad heli doonta caruur badan iyo faracooda dhulkana waad buuxin doontaan. Kadib Nabi Nuux (Cs) iyo reerkisa way ka dageen doontin.

Frame 03-14

Marku Nabi Nuux (Cs) marku doonti ka degey ayaa wuxu sameeyey meel uu Illaah (Swt) ku caabudo laguna wanqalo xayawaanka mid kaste oo ka mid ah. Illaah(Swt) aad ayuu uga raali noqday arinkii Nabi Nuux (Cs) subiyeey iyo reerkisuba.

Frame 03-15

Illaah(Swt) wuxu ugu balan qaday luna yiri, “ Waligay dib ugu bur burin maayo biyo dunida inkastoo hadana bini’aadanku anay joojinay inay danbaaban xatta marku cimrigoodu yar yahay.

Frame 03-16

Illaah( Swt) wuxuu so sawiray jeegaan cirka. Wuxuu Nabi Nuux (Cs) u sheegay una balan qaaday, inay jeegaantu tahay calamad ah inanu mar danbee burburin doonin adduunka isagoo ku salidaaya biyo daad ah.

Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: 6-8