23. Dhalashadii Ciise
Yusuuf waxa uu ah nin xaq ah. Marka uu maqlay inay Maryan uur ledahay waxa uu ogaday inusan ilmahaas anu isagu dhalin. Muu rabin inu ceebeyo gabadha laakiin waxa uu qorshaystay inu si aan la dareemin u furo. Inta aanu sidaas sameyniin ayuu malag u muuqday isaga si riyo ah Masiixa.
Malagii ayaa waxa uu ku yiri isgaa, “ Yusuufow, ha ka cabsan inay Maryan xaskagii ahaan weyso. Ilmaha aay uurka ku sida waxa weeye Ruuxdii Ilaahay. Waxay dhali doonta wiil, waxanad u bixin doonta Ciise, maxa yeelay waxa uu ka badbaadin doona dadka denbiyadooda.”
Kadib Yusuuf waxa uu aroostay Maryan gurigiisina wuu geystay laakiin lamu seexan iyada ilaa intay ilmaha aay ka dhalaysay.
Markay Maryan soo dhawatay xiligii aay ilmaha dhali lahayd, boqorkii maamulayeey Roomaniyinta ayaa qof kaste ku ammray inu qabto magaladoodii si uu iskaga so siwaan geliyo. Yusuuf iyo Maryan waxa safar dheer ku tageen meeshi aay ku noolayeen ee Nasireet ilaa iyo Beytulaaxam waayo Yusuuf waxa uu aha faracii ka soo jeeday nebi Daa’uud ee magalada Beytulaaxam.
Markay yimaadeen Beytulaaxam, ma jirin meel aay joogan. Meesha qudha ee aay joogi kareen waxay aheyd meel xoolaha lagu xareeyo. Ilmihii halkaas ayuu ku dhashay oo hoyadii Maryan waxay ku riday qabaalka xoolaha milixda loogu rido waayo ma jirin sariir lagu seexiyo ilmaha. Waxanay u bixiyeen Ciise.
Isla habeenkaas waxa halkaas ka dhawa nimaan adhi jiraa oo meesha dab ku shidanayeey si aay u ilaashadan xoolahoda. Isla markaasna waxa nimankii u yimid malag dhalalaya aad ayeey u cabsadeen waxanu ku yiri, “ Ha cabsaniina maxa yeelay waxan idin sida war wanagsan. Masiix, Sayidkii, aaya waxa uu ku dhashay Beytulaaxam!”
“orda oo wiilka raadiya waxa aad ka heli doontan isaga oo marayar ku duuban oo dhex jiifa qabaalka xoolaha milixda loogu.” Isla markiba wey tageen samada waxa ka buuxay malaa’iigo Ilaahay ammanayaa, oo leh “Ilaaha samada sare iska leh ayaa ammanan oo nabadi waxay kor ahatay dadka dhulka ku nool ee la doortay!”
Markay adhi jirtii aay meeshi tageen meeshi uu Ciise joogay, waxa aay ka dhex helen isaga oo dhex jiifa qabaalka xoolaha milixda loogu rido sida uu malagu u sheegay. Aad ayeey u farxeen. Maryan aad ayeey u faraxday sido kale. Adhi jirtii dib ayeey u laabteen iyaga oo Ilaahay ammaanaya waxa aay maqleen iyo waxii aay arkeenba.
Wakhti yar ka bacdi niman xigmad leg oo ka yimid dhanka bari ee fog ayaa waxay arkeen xidig cirka korkiisa. Waxay ogaadeen in boqork cusub ka dhex dhashay Yuhuusda dhexdood. Kadib waxayka soo so baxeen meel fog si aay u soo eegan boqorka cusub. Beytulaxaam ayeey yimaaden oo waxa aay heleen meeshi Ciise ku noola.
Markay aay arkeen Ciise iyo hoyadii, inta aay forarsadeen ayeey u so juudeen, Waxay Ciise siiyeen hadiyad aad u qaaliya. Kadibna waxay ku laabteen guryahoodii.
Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Matayos 1; Lukoos 2