Soomaaliga, af Soomaali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

6. Ilaahay Waxa uu Ibrahim Siiyey Isaaq

Frame 06-01

Marku Ibraahim gaboobay inankisii Isaaqna uu noqoday nin xooga, Wuxu Ibraahim diray mid ka mida shaqalihisii inu tako wadanki uu ka yimid ee qarabadisu ku noolayd inu gabadh u so helo wiilkisa, Isaaq.

Frame 06-02

Marku shaqalahi tegey meeshi oo wakhati dheer si socday, ayuu Ilaah (Swt) ayuu ku hagajiyeey Shaqalihi gabadh la yidha Rubeekha oo aheyd inaan uu awoow u yahay Ibraahim walalkiis.

Frame 06-03

Rubeekha waxay ogolatay inay raacado shaqalihi Ibraahim so diray oo ay reerkoda ka tagto. Kadib markay tagtay reer Ibraahim isla markiba waxa guursday inanti Isaaq.

Frame 06-04

Wakhti badan kadib Ibraahim wuu dhintay balan qaadki Ilaah (Swt) uu la galay Ibraahim ee axdigii wuxu ku warejiyeey Isaaq. Ilaah(Swt) wuxu Isaaq ugu balan qaaday inu heli doono ubad fara badan oo aan la tiring Karin, laakin xaskiisi Rubeekha wax ubada ma dhalin.

Frame 06-05

Isaaq wuxu u duceeyey Rubeekha kadib Ilaah(Swt) ayaa ka maqlay ducaadisii oo uur matana ah ayeey yeelatay. Intay carruurtu uurka hooyadood ku jireen aad ayeey isugu dhib badnayeen, kadib Rubeekha ayaa Ilaah(Swt) weydisay wax ay ciyaalkeeda uurka ugu jira u dagalamayaan.

Frame 06-06

Rubeekhana wuxu Ilaah (Swt) u sheegay, “Inay laba qabiilo dhexdeed ku jiraan. Kuna yiri way dagaalami dooonan dhexdooda waxana dhici doona inu ka weyn u adeegi doono ka yar.”

Frame 06-07

Markay carruurti Rubeekha dhalatay, inanki ugu horeyeey wuxu noqday mid casaan timo fara badan leh, waxayna u bixiyeen Ceesow. Ka hor inti aanay dhalan ilmaha matanka ee labad wuxu cagta haystay Ceesow waxana loo bixiyeey Yacquub.

Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Bilowgii 24:1-25:26