16. Badbaadiyayaal
Marku Yashuuca dhintay, ayeey Israa’iiliyintii Ilaah casiyeen oo aay diideen inay amarkiisa raacan xaqna ku dhacmaan, oo waxa kale oo aay diideen inay Kancaaniniyinta wadanka ka saran sidii lagu xukumay darted.Israa’iiliyintii waxay bilaabeen inay cabudaan asanamta aay reer Kancaan cabuudayeen xagay ka cabuudin lahayeen Ilaaha xaqa ah. Israa’iiliyintu may lahayn hogaamiye ama boqor haga iyaga, kadibna qof kaste waxa uu bilaabay inay sameeyan waxay raban ee uu qofku rabo.
Caasinimadii aay Ilaah casiyeen darted ayuu Ilaah ciqaabay Israa’iiliyinta oo waxa uu ka gacan sareysiiyey cadawogoodii si aay uga roonadan. Cadawogiina waxay xadeen Israa’iiliyintii, waxay burburiyeen handidoodii, qaar badan oo iyaga kamidana waay dileen. Sannadobadan kadib, Israa’iiliyintu waxay Ilaah weydisteen cafis iya nu iyaaga cadawoga ka badbaadiyo.
Kadib Ilaah wuxu usoo diray {deliverer} oo kasoo badbadiyeey cadawogooda iyagaa oo dhulki israa’iilna nabad ka dhigay. Laakiin dadkii waxay iloobeen inay Ilaah so badbaadiyeey markay dhibaataysanayee kadib markay nabad heleen ayeey waxay bilabeen inay cabuudan asanaam mar kale. Kadib Ilaah wuxu usoo diray Midyaantu oo u dhawa inay Israa’iilinta dagaal kaga adkadaan.
Midyaantu waxay qaateen dhaman midhihii ama abuurkii aay Israa’iiliyinta toddoba sanno gudahood. Israa’iiliyintu aad ayeey uga cabsan jireen Midyaantu oo xatta mararka qaar waxay isku qarin jireen meelahaa gudaadka si aanloo arkin. Ugu danbeyntiina Ilaah ayeey u ooyeen inu badbaadiyo oo u dhibta ka saaro.
Maalin, ayaa nin la yidhaa Gidcoon ayaa waxa uu abuurayay hadhuudh si aan Midyaantu u arkin oo anay xati.Malaga Ilaah ayaa u yimid oo ku yidhi Gidcoon, “Ilaah ayaa kula jira, xoog badanaha awooda leh. Tag oo ka badbaadi dadka reer Israa’iil cadawogooda Midyaanta.”
Gidcoon wuxu Ilaah ku amray inu baabiyo sanamka abihii. Gidcoon aad ayuu dadkii uga cabsaday, kadibna waxa uu sugay intay habeen ka noqonaysay. Habeenki markay gaadhay ayuu sanamkii abihii burburiyeey qurub qurub. Halkii uu sanamku aha ayuu ka dhisay meel Ilaah lagu cabudo oo loogu wanqalo.
Subaaxi danbe ayeey dadkii arkeen sanamkii oo la burburiyeey, aad ayeey uga cadhooden. Waxay tageen gurigii Gidcoon si aay usoo dilaan laakiin Gidcoon abihii ayaa yiri, “ Idinku maxaad asanamtiina u cawinaysaa? Haday Ilaahyo xaqa yihiin, iyaguu ha isbadbaadiyaan!” sidaasna Gidcoon ayuu dadkii kaga badbaadiyeey rabay inay dilaan
Kadib midyaantii waxay mar labaad u yimaaden inay xadaan reer Israa’iil. Dad badan oo aan la tiring kareyn ayeey ahayeen. Gidcoon ayaa isugu yeedhay dadkii reer Israa’iil kuna yidhi dagaalama dhamantiin. Gidcoon laba calaamo ayuu Ilaah weydistay si uu u badbaadiyo reer Israa’iil.
Ugu horeyntii, gidcoon wuxu dhulka dhigay maro wuxuna Ilaah dharabka subixi ku dulshubo marada oo anu dhulka ku shubin, Ilaah taasi wuu u sameeyey, Habeenki labaad, wuxu weydistay inu Ilaah marada dhulka taala qalajiyo laakiin dhulka uu wada dharab ka dhigo.Ilaahna sidaas wuu ka dhigay.
32,000 kun oo Israa’iiliyina ayaa u yimid Gidcoon, lakiin Ilaah ayaa u sheegay inay aad dadku u badan yahiin. Kadib Gidcoon 22, 000 kun ayuu ku amray inay ku laabtan magaladoodi waayo aad ayeey u cabsanayeen inay dagaalaman. Ilaah ayaa Gidcoon ku yiri wali waxad haysta rag dagal yahaniina oo fara badan, Kadibna Gidcoon dhamaan waxa uuu u kala diray guryahoodii laga reebo 300 oo askari.
Isla habeenkas Ilaah wuxu Gidcoon u sheegay, “Orad oo tag xeroyooyinka Midyaaninta kadibna dhagayso waxay aay leeyihiin, kadibna marka aad maqasho waxay ka sheekeynayaan dib uma cabsan doontid.” Kadib isla habeenkas, Gidcoon wuxu tagay xeryaha Midyaaninta waxanu dhagaystay askari reer Midyaan oo saxibkii uga sheekaynayaa riyo. Marku uga sheekeyay ayuu ugu jawabay, “ Riyadani waxay ka dhigan tahay in Gidcooniyintu ka guulaysan doonan Midyaanta. Kadib marku Gudcoon warkii maqlay Ilaah ayuu cabuuday oo kalsoni ayuu helay.
Kadib Gidcoon wuxu ku so laabtay askartiisi mid kastena waxa uu siyeey hoon, weel dhooba ah, iyo toosh. Kadib waxay weeraareen oo hareereyn meeshay aay Midyaantii aay sexanayeen. 300 ee askari waxay tooshashki ku qariyeen werlkii dhoobada ah si aanay iftiinka u arag Midyaantu.
Sido kale , isla markiiba Gidcooniyintii askartoodu waxay jabiyeen weelashi dhoobada ahayd ee aay ku qarinayeen iftiinka tooshashkooda. Waxanay ka dhawaajiyeen hoonankii iyaga ku dhawaqayaa, “ Warkanka Ilaah iyo Gidcooniyinta!”
Ilaah ayaa ku sababy inay dawakhaan Midyaantu kadibna waxay bilaabeen inay isdilaan iyaga qudhoodu. Isla markaasna waxa loo yeedhay reer Israa’iil inay yimaadan guryahooda oo aay Gidcooniyiinta ka cawiyaan inay ka eryaan inta meesha ku hadhay Midyaanta. Kadibna qaar badan ayeey la yeen oo wixii kalena waxay ka sareen wadanka, 120,000 oo Midyaana ayaa isla maalinta dagaalka dhintay. Maalintaas Ilaah ayaa badbaadiyeey Israa’iiliyinta.
Dadku waxay rabeen inay Gidcoon ka dhigtaan boqor, Laakiin Gidcoon ayaa si xikmadii ku jirto u diiday inu qaato xilka aay rabeen inay u magacaban iskaga, isla marka waxa uu ka codsaday inay siiyaan in ka mid ah lacagta uu ninkasta ka qaadtay cadowga. Gidcoon lacagtii ayaa la siiyeey oo waxay noqotay lacag aad u badan.
Kadib Gidcoon wax xun ayuu sameeyey. Waxa uu lacagtii ka sameyeey sanam, taasina waxay dadkii ka fogaysay inay Ilaaha xaqah. Waxanay bilabeen ina cabuudan sanamka Gidcoon, Ilaah ayaa ciqaab u soo diray Israa’iilinta waayo sanamka aay cabuudayaan darted, Cadowgoodi ayaa ka guulaystay iyaaga, Ugu danbeyntii Ilaah ayeey weydisteen cafis iyo danbi dhaaf, Ilaahna wuu ka aqbalay waxanu su diray ninkale oo samatabixiy ah.
Calaamadan in badan ayaa lagu celceliyeey inay Israa’iiliyintu dadnbaabi doonan, oo Ilaah ciqaab aduunka korkiisa u soo dirii doono, kadibna aay cafis Ilaah weydisan doonan, Ilaahna cafin doono iyaga. Sanado aad u fara badan, ayuu Ilaah usoo diray samatabixiyaal farabadan oo Israa’iilinta ka badbaadiyeey cadowgooda.
Ugu danbeyntii, dadkii Ilaah waxay weydiisteen boqor sida aay dadka kale ee aduunka kula noola aay lahayen, Waxay rabeen boqor aad uu dheer, oo xoogbadan oo dagalada horkicii kara. Ilaah ma rabiin codsashadooda waayo markaste waay casiyin jireen isaga laakiin wuu ka aqbalay waxay rabeen.
Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Xakinnada 1-3; 6-8