Soomaaliga, af Soomaali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

46. Sawlos [or BAWLOS?] oo noqday nin Masiixiya

Frame 46-01

Laakiin Sawlos oo weli dhaaranaya inuu cabsiiyo oo dilo xerta Rabbiga, ayuu wuxuu u tegey wadaadkii sare, oo weyddiistay warqado uu la tago Dimishaq ilaa sunagogyada, si hadduu helo dadkii Jidka, ha ahaadeen rag ama dumarba, uu iyagoo xidhxidhan Yeruusaalem u keeno.

Frame 46-02

Oo kolkuu sodcaalay, waxaa dhacday inuu Dimishaq u soo dhowaaday; oo dhaqsiba waxaa hareerihiisa ka iftiimay iftiin samada ka yimid. Markaasuu dhulka ku dhacay, oo wuxuu maqlay cod isaga ku leh, Sawlosow, Sawlosow, maxaad ii silcinaysaa? Markaasuu ku yidhi, "[quotations]"Yaad tahay, Sayidow? Wuxuuna ku yidhi, Waxaan ahay Ciisaha aad silcinaysid!:">< [correct puntuation?]

Frame 46-03

Markii uu Sawlos uu kacay, waxaba mu arki karaheyn ilaa isaga Dimishaq loo si waday. Sawlos waxaba ma cunin mana cabin saddex cisho.

Frame 46-04

Haddaba waxaa Dimishaq joogay nin xer ah oo la odhan jiray Ananiyas; oo Rabbigu wuxuu kula hadlay riyo, isagoo ku leh, Ananiyasow. Isna wuxuu ku yidhi, Waa i kan, Rabbiyow. Markaasaa Rabbigu wuxuu ku yidhi, Kac oo aad jidka la yidhaahdo Toosane, oo waxaad guriga Yuudas ka doontaa nin la yidhaahdo Sawlos oo reer Tarsos ah; oo bal eeg, waa tukanayaaye; oo wuxuu arkay nin la yidhaahdo Ananiyas isagoo u soo gelaya oo gacmihiisa dul saaraya inuu araggiisii helo. Laakiin Ananiyas baa u jawaabay oo ku yidhi, Rabbiyow, waxaan dad badan ka maqlay ninkanu intuu shar badan u gaystay quduusiintaada Yeruusaalem jooga; halkanna wuxuu wadaaddada sare ka haystaa amar inuu xidhxidho kuwa magacaaga kuugu yeedha oo dhan. Laakiin Rabbigu wuxuu ku yidhi, Soco, maxaa yeelay, wuxuu ii yahay weel aan doortay inuu magacayga hor geeyo dadka aan Yuhuudda ahayn iyo boqorrada iyo reer binu Israa'iil; maxaa yeelay, waxaan tusi doonaa waxyaalaha waajib ku ah inuu u silco magacaygii dartiis.

Frame 46-05

Markaasaa Ananiyas tegey oo gurigii galay, "[quotations]" oo intuu gacmihiisa dul saaray, ayuu wuxuu ku yidhi, Walaal Sawlosow, Rabbi Ciise oo kuugu muuqday jidkaad ku timid baa ii soo diray inaad araggaaga heshid iyo in Ruuxa Quduuska ahu kaa buuxsamo. Oo markiiba waxaa indhihiisa ka soo dhacay wax xuubab u eg, wuuna helay araggiisii; markaasuu kacay oo waa la baabtiisay.

Frame 46-06

Oo markiiba sunagogyada dhexdooda ayuu dadka kaga dhex wacdiyey "[quotations?]" Ciise inuu yahay Wiilka Ilaah. Dadkii maqlay oo dhammuna waa yaabeen, oo waxay yidhaahdeen, Kanu sow ma aha kii Yeruusaalem ku layn jiray kuwa magacaas ugu yeedhi jiray? Oo sababtaas ayuu halkan u yimid inuu iyagoo xidhxidhan hor keeno wadaaddada sare. Laakiin Sawlos xooggiisii baa u sii kordhay, wuuna wareeriyey Yuhuuddii Dimishaq joogtay isagoo caddaynaya inuu kanu yahay Masiixa. Waxana loo bixiyeey Butros.

Frame 46-07

Marka aay maalmo badan ka soo wareegen, ayeey Yahuudu isku dayeen inay dilaan Butros. Waxa aay tariiqa magalada u dhigeen dad dila isaga Laakiin Butros waxa uu maqlay qorshaha saxiibadina waay tababusheyeen inu baxsado. Habeen ayaa waxa sambiil hoos loo raariday gidarka magala sii loogu dabo Butros.

Frame 46-08

Oo kolkuu Yeruusaalem yimid, wuxuu isku dayay inuu xertii ku darsamo; dhammaantoodse waa ka cabsadeen, maxaa yeelay, ma ay rumaysnayn inuu xer yahay. Laakiin Barnabas baa kaxeeyey, oo wuxuu u geeyey rasuulladii oo u sheegay siduu Rabbiga ugu arkay jidka, iyo inuu la hadlay, iyo siduu Dimishaq geesinimo ugu wacdiyey magaca Ciise. Kadib waay aqbaleen isaga.

Frame 46-09

In yar kadib, Butros iyo Barnabas aaya waxa aay aadeen Antiyokh halkaas oo aay dad fara badan Ciise ku soo bareen soona xoojiyeen Kiniisada halkaas ku taalay. Maalin ayaa Masiixiyinta Antiyokh aay soomeen oo aay Ilaahay baryeen kadib ruuxda Quduuska ayaa ku tidhu, “U dira shaqada aan Butros iyo Barnabas aan ugu yeedhay ina aay ii qabtan.”

Frame 46-10

Kadib dadkii Kiniisada ayaa u duceeyey Butros iyo Barnabas iyaga oo gacanta dul dhiagaa inaay baafiyana warka wanagsan ee Ciise. Waxa aay baafiyeen diinta Ciise meelo fara badan dad badan waxa aay ka dhigeen inay noqdan qaar Ciise rumeysan.

Qoraalakani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska ah: Falimaha Rasuullada 6:8 - 8:3; 9:1-25; 11:25-26