30. Ciise oo Quudiyeey Shan kun oo Qof
Ciise ayaa waxa uu xertiisii u diray inay dadka wacdiyaan oo aanay wax baran. Markay soo laabteen, waxay Ciise u sheegen waxa aay dadka soo bareen iyo wixii aay shaqo soo subeyeenba. Kadib Ciise aay ku macsuumay xertiisi inay isaga raacan si aay meel yar oo degan aay ugu nastaan. Kadib, doon ayeey raaceen oo meeshi ayeey ka tageen.
Laakiin waxa jiray dad badan oo arkayayeey marka Ciise iyo xertiisu tagaayeen. Dadki xagaa kale ee biyaha ayeey u carareen si aay uga sii horeyaan Ciise iyo xertiisa. Markay yimaadeen xagee kale waxa kasii horeeyey dad badan oo salaamay iyaga.
Dad fara badan oo gaadha ilaa 5,000 oo nin oo aan dumarka iyo caruurtu tiro laheyn. Ciise waxa uu dareemay naxariis fara badan oo dadka. Ciise waxa uu u arkayay dadka, xayn adhiya oo aan adhi jire la soconin. Laakiin iyaga waxbu baray kuwii xanuusanayna wuu da weeyey.
Markay gaadhay habeenki, ayaa xertii Ciise ku yidhaahdeen, “Waa wakhti danbe mana jirto magaalo inagu dhow. Dadka inaga dir si aay meelahaas was uga soo cunaan."
Laakiin Ciise ayaa xeertiisi usheegay, “Idinku wax aay cunaan siiya!” Xeertina waxay ugu jawabeen, “Sidee ayaa sidaas u sameyn karna? waxan haysana shan rootiya iyo laba xabo kaluune.”
Ciise ayaa dadkii isgu yeedhay waxanu xertiisi ku ammray inay dadka fadhiisiyaan meel doog leh koox koox kontankii qof ba.
Kadib Ciise ayaa sara u qaaday shanti xabo ee rootiga aheyd iyo labadi xabe kaluunka, kadib samada ayuu eegay Ilaahay ayuu baryeey si uu cuntada u barakeyo.
Ciise kadib waxa uu bilabay inu kala jajabiyo kaluunki iyo rootidii. Kadib xertisa ayuu ugu dhibay si aay dadka ugu qaybiyaan. Xertiisu ddadka yuunbay u qaybinayeen cuntadina wey dhamaan weyday. Dadkii oo dhan wey cuneen ilaa aay ka dhargeen.
Xertiisi ayaa waxay dib uu ururiyeen laba iyo toban sanbiil oo cuntadii hadhaya oo aan waxba laga cuniin. Cuntaadas oo dhan waxay ka timid shantii xabo ee rootiga aha iyo labadi kaluunka aha.
Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Matayos 14:13-21; Markos 6:31-44; Lukoos 9:10-17; Yooxanaa 6:5-15