48. Ciise oo ah Masiixii La alan Qaaday
Marku Ilaahay abuuray aduunka wax kaste waxa aay aheyn si aad u ficaan. Wax denbi ah ma jirin. Waxa iyo Adam aad ayeey isku jecelayeen, Ilaahayna waay jecelayeen. Wax dhimasha ah ma jirin mana jirin xanuun iyo xumad na ma jirin. Waxa aay aheyd sidii uu Ilaahay rabay inay ahaato.
Abeeso sheydaana oo beerta janada ku noolayd ayaa Xawa denbi gelisay oo iyada iyo Adamba Ilaahay hortiisa ku denbajisay. Maxaa yeeley denbigii aay galeen ayaa waxa aay qof kaste oo aduunka ah ku abuurtay xanuun, dhimasho iyo xumad.
Xatta arinkii wuu sii xumaday xidhiidhki Ilaahay iyo Xawa iyo Adam u dhexeyey wuu jabay. QOf kastana waxa uu ku dhasha denbi. Laakiin Ilaahay ayaa qorshe kale laha sidii uu xidhiidhkii u so celi laha.
Ilaahay ayaa u balaan qaaday in faraca Xawa uu madaxa ka burburin doono Abeesada Shaydaanka, Abeesaduna aay boqonta ka dhawici doonto iyaga. Taasina waxa aay aheyd in Shaydanku uu dili doono Ciise, laakiin Ilaahay ayaa dhimashada kaaso kicin doona maalinta saddexaad. Ciise waxa uu burburin doona awooda Shaydaanka waligiisba.
Marku Ilaahay dhulka oo dhan uu ku saliday daad robaaba, waxa uu ku badbaadiyeey doonti nebi Nuux ku isaga rumeyeey. Hadii xaga kale laga eego, qof kasta danbiile ayuu aha waxanu u qalmayeey in la baa’biyo, laakin Ilaahay ayaa qaar badbaadiyeey si aay Ciise u rumeystan.
Malkisadaq waxa uu aha Imaam barakeeyey Ibrahim. Sidaas oo kale Malkisadaq, waxa imaam u aha Ciise, laakin Ciise waxa weeye imaamka ugu sareeya. Ciise waxa uu nagu cawiyeey in Isaga lagu allabaryo, naftiisa. Tani waxa aay aheyd allabariga qudhee loo bahana in aduunka lagu badbaadiyo. Ciise waxa uu madax ku qaatay ciqaabta qof kaste la marin laha.
Ilaahay waxa uu Ibrahim u sheegay, “ Adiga dartaa dadka aduunka ku nool waan barakeyey.” Ciise waxa u aha faracii Ibrahim. Dadka aduunka ku nool oo dhan Ciise dartiis ayaa loo barakeyey maxa yeelay qof ka isaga rumeysta waxa uu noqonaya miud Ilaahay doortay, kaasi oo noqon doona faraca ruuxda Ibrahim.
Ilaahay waxa uu u keenay Ibrahim neef si uu ugu allabaryo xagii uu inankisa ugu allabaryi laha. Ilaahay waxa kale oo soo diray allabari aduunka oo dhan kaasina waxa uu aha Ciise. Dhamaanteen waxa aan u qalanay inan denbigee laakin waxa uu Ilaahay ino soo diray inu Ciise u dhinto arimaheena.
Marku Ilaahay balaayada u soo diray Masar, waxa uu Ilaahay ku amray qof kaste oo Israa’iiliyu inu qalo need dhiigana mariya albaabadooda. Marku Ilaahay arkay dhiigii waxaba kama dili dadkii oo aay aheyd inay curadadoodu dhintan. Tani waxa aay aheyd kormarkii.
Ciise waxa uu aha dhigii kormarkayga. Waxa uu aha bila denbi waxana la dilay mar loo dabaal degayeey Kormarka Yahuuda. Marku qof rumeysan yahay Ciise, dhiiga Ciise ayaa denbiga ka meydha, taasina waxa ay ka dhigan tahay Ilaahay aaya qofkaas ciqaaba ka dul qaada.
Ilaahay waxa uu axdi la galay dadka reer Israa’iil oo ah dadkiisa uu doortay. Axdiga cusub ee Ilaahay waxa so geli kara qof kaste iyo qoomiyad kaste oo rumeysan Ciise.
Muuse waxa uu aha nebi aad u sareeya oo dacawada Ilaahay baafinayeey. Sidii Muuse oo kale, Ciise waxa uu aha nebi laakiin waxa uu aha nebiga nebiyada ugu sareeya. Waxa laga abuuray isaga ereyga Ilaahay.
Ilaahay waxa uu Daa’uud ugu balan qaaday in Masiix uu noqon doona mid faraciisa ka dhasha. Ciise Masiix waxa uu ah mid ka yimid faraca nebi Daa’uud.
Sida Nebi Daa’uud oo kale , Ciise waxa uu aha boqor laakiin boqorka aduunka oo dhan ayuu yahay! Mar labaad wuu so laban doona waanu hogamin doona boqortoyadiisa si cadaladu ku jirto oo nabada weligeedba.
Qoraalakani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska ah: Bilowgii 1-3, 6, 14, 22; Baxniintii 12, 20; 2 Samuu’eel Labaad 7; Cibraaniyad 3:1-6, 4:14-5:10, 7:1-8:13, 9:11-10:18; Muujintii 21