Soomaaliga, af Soomaali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

11. Kormarkii

Frame 11-01

Ilaah wuxu u digay inu Fircoon hadii u fasaxi wayo Israa’iiliyinta, inu dili doona dhamaan curudka wiilasha dad iyo xoolaba. Marku xatta warka maqlay wuu diiday inu Fircoon Ilaah rumaysto.

Frame 11-02

Ilaah wuu badbaadiyeey curadka qof kaste oo isaga rumeystay. Qoyskasta waxa lagu ammray inay qalan neef lax ama riya oo ficaan.

Frame 11-03

Kadib Israa’iiliyntii waxay aheyd inay albaabadooda dhiig mariyaan kadibna adhiga neefka aay dubtaan cunan hilibkisa kuna cunaan roodhi daqiiq laga sameeyey sida ugu dhakhsiyaha badan. Waxanay aheyd markay cunaan inay sida ugu dhakhsiyaha badan uga tagan Masar.

Frame 11-04

Israa’iiliyuntu waxay sameeyey dhaman wuxu Ilaah ku ammray inay suubiyaan oo dhan. Marku habeenki kala badhmay, ayuu Ilaah wada dilay dhamaan wiilashi curadaada Masarida aha oo dhan.

Frame 11-05

Dhaman guriyihii Israa’iiliynta waxa marsana dhiig, kadib way ka badbaadeen dhibaatii oo dhan waayo dhiigi la faray inay albaabada marsadan.

Frame 11-06

Laakiin Masaridii diday inay Ilaah rumeeyan ama adeeci waayay dhamaan Ilaah wuxu ka layeey wiilashii curadadoodi iyo xoolahoodi.

Frame 11-07

Wiil kaste oo curad aha Masarida wuu dhintay, xatta kuwi jeelasha ku jiray, xatta wiilki Fircoon. Masaridu aad ayeey uga dhex oo yeen wadankoodi Masar.

Frame 11-08

Isla habeenkas, Fircoon wuxu u yeedhay Muuse iyo Haruun wuxuna ku yidhi. “ Kaxeeye Israa’iilinta oo ka wada Masar sida ugu dhakhsiyaha badan!” Dadka masariduna waxay Israa’iilinta ku yidhahadeen hada naga baxa.

Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Baxniintii 11:1-12:32