Soomaaliga, af Soomaali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

15. Dhulkii uu Ilaahay Ugu Balan Qaaday Reer Israa’iil

Frame 15-01

Ugu danbeyntii waxay gaadhay xiligii aay reer Israa’iil ayaa geli lahayeen Kancaan, dhulka loogu balamn qaaday. Yashuuca waxa uu u diray laba basaas inay tagan dhulka kancaanita ee magalada Yerixoo. Waxa halkaas ku yaalay gidaaro aad loo adkeyeey. Kabadh ka tirsan naagaha xun ee jidhkooda ka ganacsada oo la yira Raxab ayaa labadii basaas cawisay inay baxasadan waayo naag Ilaah rumaysan ayeey ahayd. Waxay ugu balan qaadeen inay Raxab iyo qoyskeeda la ilaali doono marka Yerixoo aay so weeraryan baabinayna.

Frame 15-02

Israa’iiliyintu waxay ka talabeen webiga urdun si aay dhulka loogu balan qaaday aay tagan. Ilaah ayaa wuxu u sheegay Yashuuca, “ Inay imaamadu hor maraan intay safarka ku si jiraan.” Markay imaamadi aay lug tooda tabatay webiga Udrun, bihii webiga dhex socday ayaa joogsatay Israa’iiliyinta webiga oo qalalan ayeey ka talabeen.

Frame 15-03

Markay dadkii ka talabeen webiga urdun, Ilaah ayaa la hadaay Yashuuca una sheegay sidii aay u dagalamii lahayeen magalada awooda badan ee Yerixoo.

Frame 15-04

Maalintii todobad, ayeey Israa’iilintii socod ku mareen todoba jeer magalada hareraheeda. Markii ugu danbeysay ayeey askarii ku cabadeen inay imaamadu afuufan siidhiga dagalaka.

Frame 15-05

Kadib gidaaradii Yerixoo ayaa kala jabay. Israa’iiliyintii way jabjabiyeen dhaman wixi magalada dhex yalay sidii uu Ilaah ku amray. Waxa qudha aay badbaadiyeen Raxab iyo qoyskeedi, oo ka mid noqday Israa’iiliyinta, Markay intii hadhay ee Kancaaniyiintii maqleen waxay Yerixoo ka dhacay aad ayeey u cabsadeen.

Frame 15-06

Ilaah wuxu ku amray Israa’iiliyinta inanay wax nabada la sameeyen dadka ka tirsan Kancaaniyiinta mid naba. Laakiin dad Kancaaniyinta ka tirsana Gibecoon ayaa Yashuuca been u sheegay oo ku yidhi anagu kama tirsaniin kancaaniyinta oo meel fog ayaan ka nimid. Waxayna Yashuuca ka codsadeen inuu nabad la sameeyo iyaga. Laakiin Yashuuca iyo dadka reer Israa’iil toona Ilaah may weydiin meesha aay Gibecoontu ka timid. Kadibna Yashuuca wuu la heshiyeey Gibecoontii.

Frame 15-07

Markay dadkii kale ee Kancaaniyintu maqleen in Gibecoontii heshi la saxeexdeen Israa’iiliyinta, ayeey waxay soo urursadeen hubkoodii waxanay werareen Gibecoontii. Kadibna Gibecoontii fariin ayeey Yashuuca u direen aay ka codsanayaan inu dagaalka ka cawiyo.

Frame 15-08

Yashuuca aad ayuu u cadhooday sida aay Gibecoontu beenta ugu sheegtay laakiin Israa’iiliyintii ciidankoodii ayuu so uruuriyeey kadib habeenki oo dhan ayeey isdaba galeen si aay u gadhaan Gibecoonta. Kadibsubaxi hore ayeey ka yabiyeen Kancaanintii oo aha cadowgoodi wanay werareen iayaga.

Frame 15-09

Kancaaninta Ilaah ayaa ku tuuray jahwareer. Ilaah ayaa maalinta cawiyeey Israa’iilinta markasu Kancaaniyintii ku rogay dhagax waaweyn oo qaar badan oo kamid ah dilay.

Frame 15-10

Ilaah isla maalinta qoraxada ma ridiin oo wali cirka ayeey dul joogtay si aay Israa’iiliyintu oo dhameeyan iskana difaacan Kancaaniyinta. Ilaah aya maalinta guuleyey Israa’iiliyinta.

Frame 15-11

Kadib markay iska difaaceen, Intii hadhay Kancaaniyinta intay isa soo urursadeen ayeey u dagaal tageen Israa’iilinta. Yashuuca iyo ciidankiisii Isra’iiliyinta ayaa la dagalamay wayna buburiyeen iyagii.

Frame 15-12

Dagalka ka dib, Ilaah wuxu siyeey qole kaste oo ka tirsanayd israa’iil dhul u gaara oo kamid aha dhulkii Ilaah uu ugu balan qaaday. Kadib Ilaah nabad ayuu siisey Israa’iil iyo xuduudahooda ku hareeraysan oo dhan

Frame 15-13

Marku Yashuuca uu gaboobay, wuxu isgu yeeray dhamaan reer bini Israa’iil oo dhan. Kadib Yashuuca wuxu cusuboonaysiyeey axadigii Ilaah la galay reer Israa’iil markii aay joogen buurta Siinay. Dadkina waxay balan qaaden inay daacad Ilaah noqon doonan raciina doonan sharcigiisa wanagsan ee aan khaladka lahayn

Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Yashuuca 1-24