Soomaaliga, af Soomaali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

13. Axdigii Ilaahay La galay Reer Israa’iil

Frame 13-01

Kadib marku Ilaah dhafiyeey bada cas dadkii reer Israa’iil, waxay si mareen saxaraha buuraha leh ee lagu magacabo Siinay. Buurtani waxay aheyd buurti uu Muuse ku arkay keynta gubanaysa. Dadkiina waxay tan dhooyinkoodi ka dhisteen buurtaas hoosteeda.

Frame 13-02

Ilaah wuxu Muuse ku yidhi iyo dadki reer Israa’iil, “ Hadaad aniga I adeecedan oo aad axdigeyga ilaalisan,waxad noqon doontan qaar aan si qimo leh u ilaaliyo, imam boqoorina iyo qaran qudduusa.”

Frame 13-03

Saddex cisho ka bacdi, markay dadkii siku diyariyeen inay cibaadaystan, Ilaah ayaa buurta siinaya uso diray onkod, iftiinm qiiq, iyo qaylo aad moodo hub. Muuse oo qudha yaa lo diray inu aado buurta dusheeda.

Frame 13-04

Kadib Ilaah ayaa wuxu u so dhibay axdi kuna yidhi, “ Anigu waxan ahay Ilaah, Ilaahinii, idinka so badbaadiyeey gumaysigii Masar. Ha u cibaadaysanina Ilaah kale oo aan aniga aheyn.”

Frame 13-05

“Ha u cibadaysanina asnaabta ama ha u tukanina, Aniga ayaa Ilaaahay oo aan ogolayn in cid kale la cabuudo oo aan aniga aheyn. Magacayga ha u isiticmaalin si ixtiraan daro ku jirto. Xasuusta inaad maalinta sabtida ka dhigtaan maalin quudusa. Shaqadina qabsada lixda cisho ee kale, laakiin maalinta axada waa inay noqota maalin nasasho si aad aniga ii xasuustan.”

Frame 13-06

Aabbahaa iyo hooyadaa maamuus, in cimrigaagu ku dheeraado dhulka Rabbiga Ilaahaaga ahu ku siiyo. Waa inaanad qudh gooyn.Waa inaanad sinaysan. Waa inaanad waxba xadin.Waa inaanad deriskaaga marag been ah ku furin. Waa inaanad damcin guriga deriskaaga, waa inaanad damcin naagta deriskaaga, ama addoonkiisa, ama addoontiisa, ama dibigiisa, ama dameerkiisa, ama waxa deriskaagu leeyahay oo dhan.

Frame 13-07

Kadib Ilaah wuxu qoray tobanka ammar oo u ku qoray dhagax dushiis wuxuna u dhiibay Muuse. Ilaah waxa sido kale uu sharciyo farabadan oo la raco u dhiibay isaga. Haddi aay dadku adeecan sharciyadan, Ilaah wuxu ugu balan qaaday inu barakayen doono oo uu xafidii doono iyaga. Haddi aay caasiyaan ammarkiisana iyaga wuu ciqabi doona.

Frame 13-08

Ilaah wuxu u sheegay inay Israa’iiliyintu sameeyen taandho waanu u sharaxay sida aay u eekan doonto. Taandhada waxa loo bixiyeey Taandhada kulanka, waxayna ka kkobnayd laba qol oo kala socon oo daahweyn u dhexda kaga yalo. Lamana olonayn inay cidu gasho qayb taandhada kamid ah laga reebo Imaanka ugu wey mooye, waayo xaggasi waxay aheyd xaga Ilaah lagu cabudo.

Frame 13-09

Qofkaste oo caasiya sharciga ilaah waxay aheyd inu keeno neef xoolaha Taandhada kulanka si loogu sadaqeeyo Ilaah hortiis. Imaamka ugu sareeya ayaaku qala meesha allabariga.

Frame 13-10

Dhiiga wanqasha ayaa lagu danbi dhaafi jiray danbiga qofka danbaaba, dhiigasuna wuxu qofka ka kaxeynayeey danbiga Ilaah agtiisa. Ilaah wuxu doortay Muuse walalki, Haruun, iyo faraciisa inaay noqdaan dad wadaaddadah.

Frame 13-11

TDadka oo dhan waxay ku heshiyeen inay sharciga Ilaahay u hogaansaman waayo isagaa ayaa Ilaah ku so dejiyeey iyaga.

Frame 13-12

Maalmo badan kadib, Muuse ayaa tegey buurta Sinaay dusheeda si uu ula hadlo Ilaahay. Dadlii ayaa aad uga dalay sugitaanki Muuse intii uu ku maqna buurta dushiseeda. Kadibna waxay Haruun u keenen tahab waxanay ka codsadeen in uu ka sameeyo asnaab aay cabuudan iyagu.

Frame 13-13

Kadibna Haruun wuxu dahabkii ka sameeyey sanam leh araga neefa weyshaha. Dadkii ayaa waxay bilaabeen inay si aad ubaladhan u cabuudan sanamka kadibna waxay allabari u sameyn jireen asanaabta. Ilaah aad ayuu uga cadhooday danbiga aay sameynayee waxanu damcay oo qorsheeyey inu baabiyo iyaga. Laakiin Muuse ayaa iyaga u duceeyey, Ilaahna waa ka aqbalay ducadii Muuse manu burburin iyaaga..

Frame 13-14

Marku Muuse ka yimid buurta dusheedii wuxu arkay sanamkii, aad ayuu uga cadhooday waxanu burburiyeey dhagaxii uu Ilaah ku qoray tobanka ammar ama sharci.

Frame 13-15

Kadibna wuxu Muuse ku garacay sanamki budo, budadina wuxu ku daray biyo si aay dadku u caban biyaha budad leh. Kadibna Ilaah wuxu u so diray balaayo dadki oo waxa dhintay dad badan oo iyaga ka mid ah. \ Muuse dib ayuu u fulay buurti Sinay mar labaad oo Ilaah ayuu baryay si Ilaah uga cafiyo danbiga aay dadkisu galeen. Ilaah wuu maqlay ducadii Muuse waanu cafiyeey dadkiisi. Muuse wuxu dib u qoray tobanki ammar ama sharci ee uu burburiyeey waxanu ku qoray dhagax cusub, Kadib Ilaah wuxu ka kaxeyeey dadki reer Israa’iil buurta Sinay waxanu u waday dhulki loogu balan qaaday inay degi doonan.\

Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Baxniintii 19-34