Soomaaliga, af Soomaali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

31. Ciise oo Biyaha Dushooda ku Dul Socday

Frame 31-01

Kadib Ciise waxa uu xertiisi u sheegay inay doonta fulaan oo aay bada dhanka kale ug ataalbiyaan marku dadkii iska diray, Kadib marku Ciise dadkii iska diray ayuu buur tusheeda fuulay si uu u cibaadaysto. Ciise kaligii ayuu halkaas tagay halkaasna habeenki oo dhan ayuu ku ducaysanayeey.

Frame 31-02

Isla markaasna xertii aad ayeey khatar u galeen waayo doontu wey ka fogayd dhulka waxa kale oo jiray dabeeylo iyo mawjado biyaha oo kolba doonta dhinac u waday.

Frame 31-03

Ciise waxa uu go’aansady inu iyaga u tago, kadib biyaha ayuu dulmaray isaga oo xagaa webiga ku sii socda!

Frame 31-04

Xeertisu aad ayeey u cabsanayeen markarkay arkeen Ciise maxa yeelay waxay u haysteen inay arkaayn shaydan. Ciise wuu ogaa inay cabsanayaan kadib inta uu la hadlay ayaa waxa u ku yidhi, “Ha cabsanina, waa anigee!”

Frame 31-05

Kadib Butros ayaa Ciise ku yidhi, “Sayidow, hadii aad adiga tahay, I amar inaan adiga biyaha kugu imaad.” Ciise ayaa u jawabay, "[CHECK LOCATION OF QUOTATION MARKS] Butros kaalay!”.

Frame 31-06

Kadib Butros doontii ayuu ka so degay kadib Ciise ayuu la dul socday biyaha dushiisa. Laakin marka uu in yar fogaday ayuu Ciise ka sii jeestay si uu u eego dabaysha xooga iyo mawjadaha.

Frame 31-07

Kadib Butros aad ayuu u cabsaday waxanu bilabay inu quuso. Wuu ooyeey, “ Sayidow, I badbaadi!” Ciise ayaa ka so saray biyihii isaga. Kadib Butros ayaa waxa uu ku yidhi, “Aad ayuu imaankagu u yar yahay, maxaad u shakiyaaysa?”

Frame 31-08

Marku Butros aay tageen doontii, ayeey dabeyshiii istagtay, Xertii aad ayeey u yaabeen. Ciise ayeey u cibaadeysten, iyaga oo leh, “Runtii waxad tahay Wiilka Ilaahay.”

Qoraalkani waxa uu ka yimid Matayos 14:22-33; Markos 6:52; Yooxanaa 6:16-22