Soomaaliga, af Soomaali: Open Bible Stories

Updated ? hours ago # views See on DCS

32. Ciise oo Daweyey Ninki Jinku ku jiray iyo Naagti Xanuusnayd

Frame 32-01

Maalin, ayuu Ciise iyo xertiisii waxay ka talabeen bada Galiiliya iyaga oo u sii socda Gadareni. Markay gaadheen xaki kale ee bada ayaa waxay halkaas ku arkeen nin jinni qaba oo ku so cararaya Ciise.

Frame 32-02

Ninkan jinka qaba aad ayuu u xoog badna xatta qof qudhii ma qaban kareyn. Xatta dadku waxa ay isaga ku xidhi jireen silsilado laakiin wuu jebin jiray waxa uu xoog ka qabo.

Frame 32-03

Ninkani waxa uu ku noola meelaha xabalaha agtooda. Maalin iyo habeen ninkani wuu qaylin jiray. Dhar mu xidhnaan jirin waxanu isla dhici jiray dhagaxan.

Frame 32-04

Marku ninki Ciise u yimid, waxa uu ku hoos dhacay jilbaha Ciise. Ciise ayaa ku yidhi, “Jinko ka so bax ninkan!”

Frame 32-05

Ninki jinka qabay ayaa intu cabaaday cod dheer ku yidhii, “Maxaad iga rabta aniga, Ciisow, Inaanki ka aduunka ugu sareeyow ee Ilaahay? Fadlan ha ii ciqaabin aniga! Kadib Ciise ayaa waxa uu ninki ku yidhi, “Magacaga ii sheeg?” Waxa uu ugu jawabay, “magacaygu waa —– oo macneehedu yahay in badan.” [MUCH CONCERN ABOUT THIS CHUNK!]

Frame 32-07

Jinkii ayaa Ciise tuugay, “Fadlan meelahan ha nagu fasixin!” Waxa jiray Doofaro fara badan oo meesha joogay oo ku dhawa buurta dhinaceeda. Kadib, Jinkii waxay Ciise ka baryeen, “Fadlan waxad noo dirtaa inan galno doofarada!” Ciisana waxa uu ku amray inay doofarada dhex galaan oo waxa uu ku yidhi waa kaas ee ordo gala!

Frame 32-08

Jinkii waay ka so baxeen ninkii waxanay galeen doofaradii. Doofaradii aaya marku jinkii galay waxay ku cararen xagaa badada oo dhamaantood liqday waxay ahayen ilaa 2,000 oo doofaar.

Frame 32-09

Marka aay arkeen dadkii doofaarad ilaalinay waxa dhacay, waay carareen waxanay qof kaste uu sheegen waxa uu Ciise sameyey. Dadkii oo dhan ayaa magalada ka so baxay waxanay arkeen ninki jinka qabay ee waalna oo fadhiya oo dhar xidhan oo sida qof caadiya ah.

Frame 32-10

Laakiin Ciise waxa uu ku yidhi, “ Aad gurigiini oo saxiibada u sheeg iyo qoyskaga sida Ilaahay ku sameyey iyo sida uu adiga kugu naxariistay.

Frame 32-11

Kadib ninki wuu tagay waxanu qof kaste u sheegay waxa uu Ciise u sameeyey isaga. Qofkaste oo maqlay sheekadiisii aad ayuu u yaabay oo uu u fajacay. [NO QUOTATION MARKS]

Frame 32-12

Ciise waxa uu ku laabtay dhinici bada Galiliya. Dad fara badan ayaa ku so uururay iyaga oo ammanaya isaga. Dadka buuqsan dhaxdooda waxa ku jirtay naag cadadu ka socodatay laba iyo toban sanno. Waxanay lacagteedi oo dhan ku bixisay dhakhaatir sidii aay cafimad u heli lahayd, laakiin way ka sii daraysay.

Frame 32-13

Markay Ciise maqashay inu dad badan daweeyey waxa aay ku fikirtay, “ Hadii aan Ciise taabto’ dharkiisa, aniga naftaydu waan caafimadii laha!” Qun yar ayeey Ciise ayeey dharkiisii taabatay. Isla markay Ciise tabatay, ayuu dhiigii istagay!

Frame 32-14

Isla markiiba Ciise ayaa dareemay inay awoodii ka tagtay. Hareeraha ayuu eegay oo waxa uu yidhi, “Yaa itabtay aniga? xertiisa ayaa ugu jawabtay Ciise, “Ciisow, dad badan ayaa adiga kugu buuqsan oo ku hirdiyaya. Sidee ayaad u weydin karta, ‘Yaa itabtay aniga?’”

Frame 32-15

Isla markiiba Ciise ayaa dareemay inay awoodii ka tagtay. hareeraha ayuu eegay oo waxa uu yidhi, “Yaa itabtay aniga? xertiisa ayaa ugu jawabtay Ciise, “ Ciisow, dad badan ayaa adiga kugu buuqsan oo ku hirdiyaya. Sidee ayaad u weydin karta, ‘Yaa itabtay aniga?’”

Frame 32-16

Gabadhii ayaa jilbaha Ciise qabsatay iyada oo gariiraysa oo baqanaysa. Kadib waxa aay u sheegtay runta. Ciise ayaa ku yidhii iyadiii, “Rumaysigaga ayaa ku cafimadiyeey. Oro doo nabad ku tag.”

Qoralkani waxa uu ka yimid Kitaabka Quduuska: Matayos 8:28-34; Markos 5:1-20; Lukoos 8:26-39